Browsing: Doorashada
Waxa maanta magaalada Baydbaba lagu doortay saddex xildhibaan oo ka mid noqonaya Baarlamaanka Federaalka Somalia, kadib markii kuraastaasi ay banneeyeen…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa qabanqaabiyey shir looga hadleyay xaaladda maamulka Koonfur Galbeed iyo Doorashada maamulka la filayo…
Musharaxa xilka madaxweynaha eee xisbiga mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi Cirro wuxuu diiday natiijada doorashada madaxweynenimo ee Somaliland, isagoo ku…
Waxaa hadda soo gabagaboobay tirinta codadka doorashadii madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu ku guuleystay Maxamed Cabdi Waare.
laba musharax ayaa isugu soo haray wareegga saddexaad ee doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle oo ka socota magaalada Jowhar.
Waxaa goor dhow soo idaalatay cod bixinta wareegii koowaad ee doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo haatan ka socota xarunta Jowhar.
Waxaa goor dhoweyd la soo gaba gabeeyay tirinta cododka wareega koowaad ee doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle.
Waxaa goor dhow magaalada Jowhar ka bilaabaneysa doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle, kadib markii xilka laga qaaday madaxweynihii hore Cali C/llaahi…
Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha maamul goboleedka Hirshabeelle ayaa ololahooda ka bilaabay magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa bilaabay qabashada araajida musharaxa u taagan xilkaasi.
Guddiga Doorashada Qaran ee Soomaaliya ayaa soo saaray Buug ku saabsan erey bixinta Doorashooyinka.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada isu soo bax weyn oo la sheegay in lagu xusayo guushii madaxweyne Farmaajo ka…
AKHRISO: Magacyada 8 xildhibaan oo kuraastooda la laalay & 8 Musharax ee dacweeyay [Maxkamadda Sare]
Maxkamadda Sare ee Soomaaliya ayaa go’aan ka gaartay dacwad muddo socotay oo ku saabsan 8 kursi oo ka mida xildhibaanada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ganacsade Axmed Ducaale Geelle [Xaaf] uu ku guuleystay doorashadii madaxweynaha maamulka Galmudug.
Waxaa maanta khudbadahooda musharaxnimo u jeediyay Baarlamaanka maamulka Galmudug saddexda musharax ee u taagan xilka madaxweynaha Galmudug.
Qaar ka mida taageerayaashii madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ee sida weyn ugu ololeeyay xiligii doorashada ayaa loo heystaa deyntii hoteelada…
Khilaaf ka dhex taagan ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa sii xoogeystay magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo.
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Cusub ee Maamulka Galmudug ayaa ka hor yimid dalabkii kasoo yeeray Ra’isal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Kheyre…
Doorashadii madaxweynaha Soomaaliya ee dhacday Arbacadii 8-da Febraayo 2017 waxaa ku loolamay 21 musharax oo xilkan u taagnaa.
Wakiilada Beesha caalamka ayaa kulankoodii ugu horeeyay la yeeshay madaxweynaha la doortay ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.
