Browsing: Doorashada
Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cumar Carte ayaa si buuxda ula wareegay awoodda fulinta ee dowladda Soomaaliya.
Mid ka mida musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyay in lacago laaluusha ay lagu qeybinayo hoteelada iyo guryaha qaar ka mida…
Musharaxa Madaxweyne Xildhibaan Cabdulqaadir Cosoble Cali oo ka mid ah musharixiinta ugu miisaanka culus ee tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Wararkii ugu danbeeyay ee ololaha Doorashada ka socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ay bilaabaan xusul…
Warar xogogaal ah ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay is faham dhex maray labada musharax ee Shariif Sheekh Axmed iyo…
Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka mid ah madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya oo fadhigiisu yahay magaalada Qaahira ee dalka Masare…
Musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inuu ku kalsoon yahay isbedel dhan ah oo Soomaaliya ka dhici doona.
Taageerayaasha xildhibaanada ah ee dib u doorashada madaxweyne Xasn Sheekh Maxamuud ayaa isugu tegay Hotelka SYL ee magaalada Muqdisho. Xildhibaanadan…
Dhoolsatuskii ugu weynaa musharaxnimada Xasan Sheekh ayaa hadda ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo xildhibaanada taageersan ay isu soo baxeen.
Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in beesha caalamka ay faragelin ku sameysay Guddiga Anshaxa Doorashada oo…
Iyadoo ay is gurayaan saacadaha ka harsan doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa sii xoogeysanaya ololaha Doorashada iyo isbedeladda dhacay waqtiga…
Laba kursi oo ka mida Aqalka sare oo ah kuwii ugu danbeeyay ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
C/raxmaan Faroole ayaa sheegay inuu u tanaasulay inuu yareeyo musharaxiinta tartameysa, isla markaana doonaya isbedel. Wuxuu eedeeyay madashii Qaranka iyo…
Musharaxa C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inay ka haray tartanka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Qaar ka mida musharixiinta ugu waaweyn xilka madaxweynaha ee dhinaca mucaaradka ayaa iska diiday inay qeyb ka noqdaan isbaheysi ay…
Qaar kamida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa dacwad ku soo oogay guddoomiyaha Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta ka dhacaya doorashada labada xubnood ee ka haray xildhibaanada Aqalka sare ee kasoo jeeda gobollada Waqooyi.
Ku dhowaad toban musharax ayaa ku heshiiyay isbaheysi cod isku wareejin ah oo musharixii cod bata wareegyada ay taageeri doonaan…
Ololaha doorashada xilka madaxweynaha ayaa cirka isku shareeray iyadoo caawa ay magaalada hareeyeen kulamo iyo is aragyo ay qeyb ka…
