Browsing: Doorashada
Qoraal ay wadajir u soo saareen ilaa 10 musharax oo heshiiskan doorasho gaaray ayaa qodobadiisa ka kooban yihiin: 1 -…
Xarun cilmi baaris oo lagu magacaabo Data Grid Somalia ayaa shaacisay daraasad ay ka sameysay cidda ku guuleysan doonta xilka…
Kursi ka mida kuraastii Baarlamaanka ee ku celinta ahaa magaalada Kismaayo ayaa xaalad is daba marin ah ku soo dhamaaday…
Musharixiiin shirar uga socdeen magaalada Muqdisho ayaa ku heshiiyay qorshe ay doonayaan inay ku galaan doorashada madaxweynaha ee Arbacada dhaceysa.
Dhagxaan, carro iyo biyo waaweyn ayaa lagu jaray wadooyinka magaalada Muqdisho oo Arbacadda loo diyaar garoobayo doorashada madaxweynaha cusub ee…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa isbedel weyn ku dhacay xiliyadii ugu danbeeyay, kadib markii uu bilaabay inuu ololeeyo musharax uu dagaal…
Inta badan madaxweynayaasha maamulada dalka ayaa ku sugan magaalada Muqdisho iyagoo ku howlan ololaha doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Dooda qeybta labaad ee musharixiinta waxaa ku sugan dhowr musharax oo ay ka mid yihiin: Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) C//laahi…
Wararkii ugu danbeeyay ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya inay olole culus oo doorasho uu hareeyay magaalada, iyadoo ay is…
Doodwadaagii musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa ka bilaabtay magaalada Muqdisho iyadoo aysan soo xaadirin musharixiin fara badan oo ku…
Xarunta Afisyoone ee magaalada Muqdisho ayaa loo diyaariyay inay ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Arbacadda 8-da Febraayo 2017.
Iyadoo maalmo kooban ay harsan yihiin doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa socda ololeyaashii ugu danbeeyay ee musharixiinta.
Prof. Cabdi Ismacil Samatar oo ka mida aqoonyahanada Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qoraal uu musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ku qaatay…
Musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh inuu faragelin ku sameeyay fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya…
Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu dhawaaqay in dib loo qabanayo maalinta beri ee Isniinta ah.
DHAGEYSO: C/weli Gaas oo Muqdisho u tegay ololaha Doorashada [“Waxan ogaaneynaa isbedelka dhacaya…”]
Madaxweynaha maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa galabta tegay magaalada Muqdisho isagoo ay la socdaan wafdi uu hogaaminayo.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka magaalada Muqdisho u diray codsi ku saabsan xaaladda Doorashada iyo magaalada oo la…
Musharaxa xilka madaxweynaha Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa khudbad kulul u jeediyay labada Aqal ee Baarlamaanka.
Musharaxa Maxamed C/llaahi (Farmaajo) ayaa Baarlamaanka labada aqal ee Soomaaliya ka horjeediyay goor dhoweyd khudbadiisii musharaxnimada isagoo ka hadlay arrimo…
