Browsing: Doorashada
Mid ka mida musahrixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa wacdarro ka dhigay labada aqal ee Baarlamaanka isagoo jeediyay khudbad la…
Magaalada Muqdisho ayaa la shaaciyay in muddo laba maalmood ah ay geli doonto Bandow iyadoo ay dhici doonto doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Xubin ka mida Guddiga Anshaxa Doorashooyinka Madaxweynaha Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa warbixin ka jeediyay fadhiga labada aqal ee Baarlamaanka.
Khudbadaha la sugayo waxaa ka mida, musharixiinta Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) iyadoo uu sidoo kale khudbada…
Dib u dhac weyn ayaa ku yimid fadhigii labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya iyadoo lagu balansanaa in 9:00 subaxnimo uu…
Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud oo mar labaad sharxan xilka ayaa ka hadlay mid ka mida eedeymaha ugu waaweyn ee musharixiinta…
Isbaheysiga Musharixiinta Madaxweynaha ee Mucaaradka oo ku guuleystay 4 Qodob oo muhiim ah (Akhriso)
Isbaheysiga musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ee mucaradka ah ayaa kuguuleystay qodobo muhiim ah oo ay olole u galeen si ay…
Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta dhageysanaya khudbooyinka musahariinta ugu danbeeyay ee u taagan xilka madaxweynaha.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa isbedel lagu sameeyay xarunta ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaalida oo balansan 8-da…
Khudbaddii Musharax Cosoble oo saameyn weyn abuurtay khudbaddii uu ka horjeediyey musharax madaxweyne Cabdiqaadir Cosoble Cali Baarlamaanka Federalka Soomaaliya waxay…
Wararka laga helayo musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in xaruntii la qorsheeyay inay ka dhacdo doorashada madaxweynaha…
Xildhibaanada Labada gole ee baarlamaanka Federaalka ayaa ku kacay inay u kala xagliyeen musharixiinta xilka madaxweynaha ee Soomaaliya.
Musharaxa madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame oo khudbad ka hor jeediyay labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa si weyn u weeraray madaxweyne…
Wasiirka Dhalinyarada iyo isboortiga xukuumadda Soomaaliya ayaa loo doortay kursi xildhibaan, kaasoo markii saddexaad uu u tartamay.
Musharax C/naasir Maxamed Cabdulle wuxuu khudbadiisa ku furay HEESTA SOOMAALI BAAN AHAY. Wuxuu ka hadlay inuu yahay dhaqtar isagoo nolol…
Wararka laga helayo Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegaya in la bedelay goobta lagu qabanayo Doorashada Madaxweynaha.
Qaabka Doorashada madaxtinimada Soomaaliya ayaa noqotay muddo 15 sano ka badan mid ku socota hal qaab oo aan lahayn isbedel,…
Waxaa maanta Muqdisho ka dhaceysa doorasho kursi ka mida kuraastii hore loo laalay oo muddo laba jeer ah doorashadiisu ka…
Akhriso: Musharixiinta Madaxweynaha ee maanta hortegaya Baaralamaanka Soomaaliya [Musharax ka baxay]
Waxaa maanta dib loo bilaabayaa dhageysiga khudbooyinka musharixinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Mid ka mida musharixiinta u taagnaa xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay inuu ka haray tartanka doorashada madaxweynaha.
