Browsing: Doorashada
Iyadoo ay soo dhowaatay Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xaqiiqada musharixiin badan oo xilkan u taagan, isla markaana…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, haddana u sharxan xilka madaxweynaha ayaa faallo ka bxiyay taariikhda siyaasadeed ee…
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dhaqan siyaasadeed ku dhisan argagixiso uu ku sii…
Kooxda Aala-sheekh oo ka mida kooxaha diimeed ee saameynta ku leh siyaasadda Soomaaliya ayaa ku kal qeybsantay doorashada Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha uu soo wajahay hoos…
Doorasho aan hore loo arag ayaa shalay ka dhacday magaalada Kismaayo markii la dooran waayay kursi ku celis ahaa oo…
Iyadoo ay kululaatay ololaha Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa si aan hore loo arag uga hadaly kiiska badda ee Soomaaliya iyo…
Xildhibaano isku baheystay inay yihiin isbedel doon ayaa caawa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo iskood isu abaabulay.
Kursi hore loo laalay ayaa maanta doorashadiisa ka dhacday magaalada Baydhaba iyadoo uu ku soo baxay isla xildhibaankii hore loo…
Musharax Shariif Sheeekh Axmed oo ka mid ahaa mushariixinta maanta hortegay labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa balanqaaday inuu soo…
Ololoha weyn ee tartanka madaxweynaha waxaa ka hoos socda olole kale oo ay isku khaarijinayaan siyaasiyiinta isku beesha ah si…
Xildhibaan hore loo laalay kursi uu ku soo baxay magaalada Cadaado ayaa mar kale dib loogu doortay magaalada Muqdisho.
“Waxaan ugu bishaarayn doona madaxda iga danbeysa 2020 in ay guran doonaan miraha dadaalka aan sameynayno maanta, wada hadalada lagu…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax gaari lagu xiray uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta laga waayay fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya ee labada aqal oo…
Kursi muran badan ka dhashay oo doorashadiisa ay farageliyeen Beesha caalamka, siiba dowladda Mareykanka ayaa maanta dib loogu dooranayaa magaalada Muqdisho.
Afar ka mida shan kursi oo ay laaleen Madasha Qaran iyo Guddigii xalinta khilafaadka Doorashooyinka ayaa maanta doorashadoodu ka dhaceysaa…
Doodwadaagii Musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa dib loo soo nooleeyay kadib markii waanwaan iyo wadahadal ay dhex mareen musharixiinta,…
