Browsing: Doorashada
Maanta ayaa lagu wadaa in qaar ka mida musharaxiiinta ay hortagaan shirka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya si ay khudbadahooda…
Qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa kulan xasaasi ah galabta la yeeshay Guddoonka baarlamaanka Soomaaliya.
Laba ka mida madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada dalka ayaa hogaan u noqday ololaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonayo in dib loogu…
Faadumo Qaasim Dayib oo laga saaray Guddiga Anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa si caro leh uga jawaabtay tallaabadii…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya inay halkaasi gaareen saddex ka mida madxweynayaasha maamul goboleedyada Soomaaliya oo kulamo qarsoodi…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya Xildhibaan xubin ka mida Guddiga Doorashada oo dacwad ay ka qoreen 16 musharax oo u…
Cumar C/rsahiid ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowlado taageeraya shaqsi gaara oo doonaya inuu noqdo madaxweyne.
Musharax Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa afka furay isagoo ku eedeeyay dalalka deriska ah qaarkood inay faragelin ku hayaan Doorashada…
Faadumo Dayib ayaa laga saaray xubnaha Guddiha anshaxa iyo asluub-wanaagga ee doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo maalmo ka hor uu magacaabay Guddoomiyaha…
Qaar ka mida musharixiinta xilka madaxweynah ayaa qeylo dhaan ka soo saaray warar ay heleen oo ku saabsan in ammaankooda…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa difaacay taageeradiisa dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
Xubin ka mida guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole ayaa qarka u saaran in laga saaro Guddiga Doorashada kadib markii…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo ka kooban labada aqal ee Baarlamaanak Soomaaliya ayaa ku gacan seyray eedeyn uga timid 16…
Qaar ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa kulan ay ku yeeshaan magaalada Muqdisho waxay ka hor yimaadeen go’aankii…
TV-ga Universal ee gaarka loo leeyahay ayaa fursad ka helay murankii keenay in la laalo doodwadaagii musharixiinta madaxweynaha ee maanta…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha ayaa soo saaray Jadwal ay u dejiyeen khudbad jeedinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.
20 ka mida 24-ka musharax ee u taagan tartanka Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa heysta dhalasho ajnabi ah ama shisheeye.
War hadda soo dhacay ayaa sheegyaa in doodii loo qaban lahaa musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya gebi ahaan la…
Kursi ka mida kuraasta dib loo celiyay ee shan-ta ah ayaa maanta dib loogu doortay magaalada Garowe ee xarunta Puntland.
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa faahfaahin ka bixiyay wixii ka dhacay Doodii Doorashada musharixiinta ee fashilantay.
