Browsing: Doorashada
Qeybtii labaad ee musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay inaysan ka qeybgaleynin dooda musharixiinta qeybteeda labaad.
Doodii Musharixiinta madaxweynaha ee Warbaahinta ayaa fashil ku dhammaatay maanta kadib markii ay isaga baxeen 12 musharax oo ka mida…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ahna musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa la ogaaday arrinta…
Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa ayaa gabar jacbur ah kula dardaarmay musharaxa Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ka hadlay xaflad ka…
Haweeneydii mar ahayd musharaxa madaxweynaha Soomaaliya ee qabsatay saxaafadda caalamka Faaduma Dayib ayaa loo magacaabay xubin ka tirsan Guddiga anshaxa…
Guddoomiyaha Baarlamanka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa la-taliyihiisa u magacaabay inuu noqdo xiriiriyaha Dooda musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha…
Guddi ka kooban 9 xubnood oo loo magacabay inay noqdaan Guddiga Anshaxa iyo Asluub wanaagga Doorasahda Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wax…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magacabaya Guddi la magac baxay: Guddiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashada…
Musharax Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaar ka mida madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya ku eedeeyay inay ku jiraan ololaha Doorashada madaxweynaha…
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Jubbaland C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa taageeray musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee mar labaad u…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig oo dhowaan u tartamay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si buuxda u taageeray dib u doorashada…
Wasiirka xilka siihaya ee Qorsheynta iyo iskaashiga ee dowladda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Yuusuf Ceynte ayaa sheegay in musharixiinta isu sharxay…
Bandhigii ugu weynaa ee ololaha Doorashada ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo ka qeyb galeen xildhibaanadii ugu badnaa ee…
Waxaa soo gabagaboobay isdiiwaangelinta musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2017, waxaana isu sharxay 24 musharax oo xilkan…
Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Xaflad lagu taageerayo musharaxnimada Xasan Sheekh Maxamuud ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa caawa ka socota magaalada Muqdisho.
Waxaa galabta la soo gabagabeeyay diiwaangelinta musharixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Diiwaangelinta Mushrixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa goor dhoweyd soo xirantay iyadoo ay isu diiwaan geliyeen laba musharax oo…
Kursigii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Soomaaliya oo ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ayaa maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.
Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ayaa balanqaad aan hore loo arag bixiyay haddii loo…
