Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa magacabaya Guddi la magac baxay: Guddiga ilaalinta anshaxa iyo Asluub wanaaga Doorashada Madaxweynaha.
Guddigan ayaa ka kooban 9 xubnood, waxaana ku jira xubno ururada bulshada iyo aqoonyahano ah iyadoo howshoodu noqoneyso warbixin ay ka diyaariyaan xaaladda doorashada madaxweynaha iyo bedqabkeeda.
HOOS KA AKHRI WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY GUDDIGAN


Wadani.com

![Guddoomiye Jawaari oo wareegto ku magacaabay Guddi Cusub oo Doorasho [Magacyada & Waajibaadkooda]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2017/01/Rasmi-Jawaari.jpg)