Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, June 9
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo farriin kulul u diray dadka cambaareeyay Go’aankiisa

    Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo farriin kulul u diray dadka cambaareeyay Go’aankiisa

    February 1, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa difaacay taageeradiisa dib u doorashada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Qoraal uu soo dhigay bartiisa FB ayuu xildhigaan C/raxmaan Xiddig ku weeraray dad uu sheegay inay isbedel been ah wadaan oo ay hore u diideen inuu isbedel dhab ah dhaco markii ay isku baheysteen inay ka hor istaagaan inuu noqdo Guddoomiye Baarlamaan.

    AKHRISO: Xildhibaan C/rashiid Xiddig oo si aan la fileyn u taageeray dib u Doorashada Xasan Sheekh [Maxaa bedelay?]


    FARRIINTA XILDHIBAAN XIDDIG HOOS KA AKHRI

    Asc dhamaan Asxaabta iyo taageerayaasha meel kastoo aad joogtaan, waxaan jecleystay comentigiina iyo doodaha aad is weydarsaneysan, waxaan rabaa inaan idin weydiiyo dhowr su,aalood
    1. Waa run inaan isbedel ku dhawaaqay oo aan weliba meel lagu dhiiran karo so gaarsiiyay, waxaad dhamaantiin markhaati ka ahayden wixii dhacay.
    2. Isbedelka aad rabteen ma wuxuu ahaa mid reero iyo shakhsiyaad gaar ah u adeegaya.
    3. sidee lagu gaari karaa isbedelka la rabo, waase heerkee ?.
    Anigoo jawaabta idin deynaya bal aan taabto dhowr arimood:
    1. Isbedeka waxaa diiday kuwa hada hurdada Ka kacay kadib markay u muuqatay siyaasada old fashionka ah ee ay isticmaalayaan iyagoo Beerlaxawsi Qabiil Dan iyo dabeecad ka dhigtay.
    2. Isbedelku ma dhamaanin lakin ninba si u qaaday hadaan nahy xildhibaanada isbedel doonka markii laysugu kaana tagay oo 3 cod nalagaga baxsaday , Isbedelki kamanan qusanin ee Waxaan yeelanay Qorshe 2aad waxaana ku soconaa Qorshihii 2aad ee isbedelka.
    3. Isbedel waxaa keeni kara marka dadka wada isbedelka lagu taageero, waxaan aad Ula yaabaa markaan arko qoraalada kuwii shalay isbedelka dhiidanaa oo na xagxaganayay oo hadana maanta isbedel raadinaya read yourself . Ugu danbeyn hadi rabi idmo siyaasada somaliya ma ahaan doonto siyasadii fadhiidka ahayd.
    Bulshada somaliyed ee Qabiil iyo Qof naceyb Ka madaxbanaan waxan u sheegayaa inay ku kalsoonaadaan wakiiladooda Golaha shacabka. Xildhibaanada 200 Ka badan ee ku kulmay hotel syl waxay soo bandhigen Qeyb Ka mid ah Qorsheyaasha isdebayaala ee siyaasada Dalka lagu geedigelin karo. Wuxuuna ahaa go,aan sax ah oo aad looga baaraandegay kuna qotoma aragti ka madax banaan reer iyo shakhsi naceyb. Wan hubaa inaad fasiraado kala Duwan u sameyneysaan waase Qof iyo garashadii. Alaa weyn ninkii Aaminaa Awood leh. Xidig

    Wadani.com

    C/rashiid Xiddig Doorashada Xasan Sheekh
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMuxuu noqon karaa Go’aanka Maxkamada Caalamiga ee dacwada Badda Somalia-Kenya..?
    Next Article DAAWO LA YAABKA: Amiir Sacuudiyaan ah oo 80 Galeyr u kireeyay diyaarad rakaab ah

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo