Browsing: Doorashada
Guddiga Doorashada Dadban ayaa lagu soo oogay dacwado ku saabsan lacago fara badan oo ay ka qaadeen musharixiintii isu sharaxday…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna musharax madaxweyne oo doonaya in dib loo doorto ayaa noqday musharaxa ugu weyn ee wada…
Khilaaf cusub ayaa ka soo shaac baxay doorashada xubanaha Aqalka sare ee kasoo jeed Somaliland iyadoo la filayay in la…
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa saf dheer u galay qaabilaadda ergayga Q/Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating.
Kulankii ugu horeeyay ayaa dhex maray shalay wakiilada beesha caalamka, guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka iyo qaar ka mida musharixiinta madaxweynaha.
Musharixiin u taagan xilka madaxweynaha ayaa magaalada Kambala ee dalka Uganda ka soo saaray baaq ka kooban 6 qodob oo…
Mushariixinta madaxweyne ee Shariif Sheekh Axmed, C/raxmaan Faroole iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan gaara oo ay ku yeesheen…
Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay mar kale dib u dhacdo, iyadoo dhowaan la doortay guddoonka cusub ee Baarlamaanka…
Wasiiru dowlihii xukuumadii hore ee Soomaaliya C/rashiid Maxamed Xiddig oo ku guuldarreystay tartankii gudoonka Baarlamaanka ayaa sheegay inuu heysto isbaheysi…
Farxad, damaashaad iyo isu hambalyeyn ayaa hareysay inta badan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii la doortay Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka,…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war ka soo saaray Doorashooyinkii Guddoonka Baarlamaanka ee soo gabagabowday shalay.
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay natiijadii doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ee maanta lagu kala baxay.
Doorashadii Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo ayaa lagu ka baxay goor dhoweyd iyadoo ay ku kala guuleysteen C/weli Sheekh Ibraahim…
Tirinta codadka Doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka ayaa goor dhow soo gabagabowday iyadoo ku guuleystay Mahad Cabdalla Cawad.
C/weli Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa goor dhoweyd la soo gabagabeeyay Doorashadii guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka Federaalka iyadoo 4 musharax ay isugu soo hareen.
Musharaxa uu wato madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa qarka u saaran inuu ku guuleysto…
Afar musharax oo qura ayaa isugu soo haray tartanka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka koowaad iyo labaad.
