Browsing: Doorashada
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu wadaa inuu ku dhawaaqo musharaxnimadiisa Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka ku dhawaaqay maanta in uu…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u…
Wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa si weyn u cambaareeyay madaxweynaha maamulkaasi, isagoo dalbaday in laga saaro…
Saddex Musharax oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa kulan gaara ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa si rasmi ah u shaacisay inay u taagan tahay xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka…
Iyadoo 11-ka bishan Janaayo la qaban doono Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa waxaa maanta bilowday qabashada araajida musharixiinta u taagan Guddoonka…
Xildhibaan C/rashiid Maxamed Xiddig ayaa sheegay inuu diyaar u yahay doorashada 11-ka Bishan Janaayo lagu dooran doono Guddoomiyaha Baarlamaanka.
Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si degdeg ugu yeeray xildhibaanada lagu doortay magaalada Kismaayo.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed oo ka mida musharixiinta ugu cadcad ee u taagan tartanka madaxweynaha ayaa qiime cusub…
Musharaxa Madaxweyne Xasan Sheekh maxamuud oo ka mida musharaxiinta u taagan xilka hogaanka sare ee dalka ayaa balanqaad cusub u sameeyay…
Madaxweynihii hore ee maamul Goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa dib dhigtay dhowr jeer inuu yimaado magaalada Muqdisho.
https://twitter.com/HEhassansheikh/status/815997651112128512
Guddiga Baaralmaanka Soomaaliya u magacaabay Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha ayaa ayaa iska dhex doortay Guddoomiye, ku xigeen iyo Xoghaye.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka cusub ee Guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha ayaa shaaciyay jadwalka Doorashada guddoonka Baarlamaanka.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay xilliga la qabanayo Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya.
Baarlamaaanka cusub ee ka kooban labada Aqal ayaa shalay magacaabay Guddiga Doorashada madaxweynaha iyo Guddoonka Baarlamaanka.
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ahna Musharax madaxweyne Maxamed C/llaahi (Farmaajo) ayaa shaaciyay waxa uu uga duwan yahay…
Xidhibaano ka tirsan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa durba Mooshin u geeyay guddoonka KMG ah ee Baarlamaankaasi.
