Browsing: Doorashada
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna musharax madaxweyne ayaa eedeyn kulul u jeediyay dowladda Soomaaliya.
Xubno uu hogaaminayo sii-hayaha Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta booqday xarunta KMG ah ee Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ku…
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi ka kooban 15 xubnood oo loo xil saaray qabanqaabada Doorashada Guddoonka baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Musharax madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta mar kale yimid magaalada Muqdisho.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd isku raacay dhismaha Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxweynaha Soomaaliya.
Doorashadii xildhibaanada Aqalka hoose ee ka soo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa maanta dib ugu bilowday magaalada Muqdisho.
Waxaa magaalada Muqdisho maanta dib uga bilaabaneysa Doorashada Xubnaha Aqalka hoose ee Somaliland.
Ganacsade caan ah ayaa maanta magaalada Muqdisho uga dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u codeeyay diidmo ka dhan ah Guddiyada Doorashada Dadban.
Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lacagtii ugu badneyd dul saaray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Waxaa Xarunta Shacabka ee Magaalada Muqdisho maanta lagu dhaariyay 15 xildhibaan oo cusub oo ay ka mid yihiin xubno hore…
Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhowaaday iyadoo la filayo in tartanka uu noqod mid la mida tartankii hore ee…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa diiday waanwaan lagu doonayay inuu ka tanaasulo tartanka xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa kulankiisii ugu horeeyay maanta ku yeelanaya magaalada Muqdisho kadib markii la dhaariyay.
Kharashka ku baxaya Baarlamaanka Soomaaliya ee ka kooban labada Aqal ayaa sii kordhay, iyadoo horeba dhibaato uga jirtay bixinta kharashaadka…
Ra’iisal Wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo Muqdisho ka wada ololihiisa siyaasadeed ayaa taageero weydiisatay…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa farriin uu soo diray ku sheegay xaaladiisa iyo…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ka hadlay guushii laga gaaray doorashada Soomaaliya iyo waxqabadkii dowladda xilligii ay jirtay.
Dowladda Ingiriiska ayaa ku biirtay dowladaha u digay musharixiinta Soomaalida ee heysta dhalashada dalkeeda inay ku kacaan musuqmaasuqa Doorashada Soomaaliya.
