Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Prof. Jawaari iyo C/rashiid Xiddig yaa ku guuleysan doona xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka?

    Prof. Jawaari iyo C/rashiid Xiddig yaa ku guuleysan doona xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka?

    December 31, 20162 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Tartanka Doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhowaaday iyadoo la filayo in tartanka uu noqod mid la mida tartankii hore ee sanadka 2012.

    Xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka ayaa ah mid si heshiis aan qorneyn loogu qoondeeyay inay yeelato beesha Digil iyo Mirifle oo ka mida beelaha waaweyn ee afarta ah, waxaana mar waliba xilkaasi lagu riixaa musharixiinta beeshaasi.

    Sanadkii 2012 waxaa qorshe la yimid Guddoomiyihii Baarlamaanka ee xilligaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan oo olole u galay in Beesha Daarood uu ku taageero in loo doorto xilkan si ay fursad ugu hesho beeshiisa inay madaxweyne ama ra’iisal wasaare ku soo baxdo, wuxuuna soo sharxay Cali Khaliif Galeyr.

    Qorshahaasi waxaa u midoobay si beelaha Hawiye iyo Daarood oo codkooda siiyay Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) oo ku soo baxay guddoomiyaha Baarlamaanka 9aad ee Soomaaliya, taasoo dhabarjab ku rida qorshihii Shariif Xasan.

    Shariif Xasan ayaan weli ka quusan qorshihii uu ku doonayay in Digil & Mirifle ay ku guuleystaan xilalka madaxweynaha ama Ra’iisal wasaaraha, waxaana uu hadda taageerayaa musharax ka soo jeeda beesha Ogaadeen oo lagu magacaabo C/rashiid Maxamed Xiddig.

    Dad badan ayaa aaminsan in Shariif Xasan uu mar kale ku fashilmi doono qorshihiisa hore u dhicisoobay, waxaase muuqata inuu madax xanuun ku noqday musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha oo ku wareeray qancintiisa ama heshiis ay la galaan.

    Iyadoo Doorashada Guddoomiyaha ay ka soo horeysa tan madaxweynaha ayaa waxaa soo baxaya inuu musharaxa ugu tunka weyn uu yahay guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Prof. Jawaari oo la saadaalinayo inuu si sahal ah ugu guuleysan doono in dib loo doorto, Shariifkuna halkaasi ku qasbanaan doono inuu Baydhaba ka arrimiyo.

    Wadani.com

    C/rashiid Xiddig Doorashada 2016 Prof. jawaari
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Shariif Xasan oo diiday inuu u tartamo xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka
    Next Article Mor Farah oo ka mid noqday shaqsiyaad ay abaalmarin siineyso Boqoradda Ingiriiska [Sawirro]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo