Browsing: Prof. jawaari
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulan la yeeshay guddoomiyihii hore ee Barlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa qeylo dhaan kasoo saaray xaaladdu dalku galay iyo khilaafka…
Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ayaa diiday ansixinta KMG ah ee natiijada kasoo baxday doorashadii Kursiga uu hakiyey ee HOP103, kaasoo…
Maalmahan waxaa baraha bulshada si weyn ugu baahay war ku saabsan in Guddoomiyihii Baarlamaanka Federaalka Prof. Maxamed Sheekh Cusman (Jawaari)…
Waxaa Magaalada Baydhabo socota doorashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#103 oo ay shalay hakiyeen Guddiga Doorashada Hee Federaal, kadib markii ay…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka ahna musharax xildhibaan u taagan Kursiga HOP103 ayaa magaalada Baydhaba uga dhawaaqay in wax nidaam…
Madaxda iyo qaar ka mida xildhibaannada kasoo jeeda maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan qado ah oo gaara ka yeeshay xaaladda…
Shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maalintii afraad ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa khadka Internet-ka ee ZOOM-ka uga qeyb…
Kadib markii baraha bulshada lagu baahiyey sawirro ku saabsan musharaxnimada guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari)…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka xildhibaan Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in haddii doorasho dhici weyso mudadda xilkiisa uu…
Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa farriin u diray dadka K/Galbeed ee Soomaaliya oo dhowaan…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa madaxweynaha & Ra’iisal wasaaraha dalka u diray Mooshinkii ku saabsanaa…
Dowladda Talyaaniga ayaa bilad sharafeed guddoonsiisay Guddoomiyaha Golaha shacabka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.
Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaan guddoomin doonin kulanka Baarlamaanka ee Berri xukuumadda cusub lagu horgeynayo.
Kadib Qoraalkii talo-soo jeedinta xildhibaanada Baarlamaanka ee Guddoomiyaha Baarlamaanka u diray Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa soo baxay dood…
