Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Prof. Jawaari oo War Culus ku dhawaaqay. “Meeshan Nidaam Dowlad ma yaallo, Somaliya Allaha u raxmado”

    Prof. Jawaari oo War Culus ku dhawaaqay. “Meeshan Nidaam Dowlad ma yaallo, Somaliya Allaha u raxmado”

    November 25, 2021Updated:November 26, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Federaalka ahna musharax xildhibaan u taagan Kursiga HOP103 ayaa magaalada Baydhaba uga dhawaaqay in wax nidaam ah aanu ka jirin halkaasi, oo qof shaqsi ah ku taki farlayo awoodda.

    Wuxuu caddeeyay in caqabado iyo culeyso lagala hor yimid, ayna Baydhaba noqotay meel aan nidaam ka jirin oo rabitaanka shaqsi lagu socdo, iyadoo la hor istaagay xuquuqda siyaasiga ah ee Muwaadinka ee ah inuu wax doorto ama la doorto.

    “Arrimaha meeshan Baydhaba ka socdo, waxaan leeyahay Meeshan ma fidsana Gogol uu Nin Gob ah wax kasoo doonto iyo Oday.. waxaa socda takrifal..” ayuu yiri Prof. Jawaari oo waxa socda ku sheegay inay dowladnimada yar ee la heysto ku burburi karto.

    “Meeshan wax hufan iyo xalaal iska dhaafe, waxaa ka socda gaboodfal caadi laga dhigtay, waxa laga hor yimid xaqii siyaasiga ahaa ee muwaadinka inuu wax doorto, nidaam dowladeed meesha ma yaallo.. raxmad Allaha siiyo Soomaaliya… Haddii sidaan lagu socdo waxaan ka baqayaa dowladnimada intii yareyd ee la kasbay inay faraha ka baxdo” ayuu ka digay Jawaari.

    Wuxuu caddeeyay in wax kasta ku jiraan Koontarool saa’id ah iyo qof gacantiis. “Musharax maba noqonayo qof aan raali laga ahayn.. Anigu waan kasoo tegayaa Baydhaba, waan ka duulayaa mar dhow”.

    Prof. Maxamed Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inuu rasmi ahaan u yahay musharax sugaya in la qabto doorasho xalaal ah oo daah duran, ilaa taas laga gaarayo uu soo taagnaan doono, beesha kursigana lehna ay go’aan gaari doonto.

    Baarlamaanka Doorashada Prof. jawaari Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDoorasho Xildhibaan Dib ugu soo laabtay Golaha Shacabka oo ka dhacday Dhuusamareeb
    Next Article Goodax: Rooble wuxuu la mid yahay Max’ed Xawadle Madar (Ra’iisal wasarihii u danbeeyay ee Siyaad Barre)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo