Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Baarlamaanka»Maxay u wada shaqeyn waayeen Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Jawaari..? [Faaqidaadda Xiriirkooda]

    Maxay u wada shaqeyn waayeen Madaxweyne Farmaajo & Guddoomiye Jawaari..? [Faaqidaadda Xiriirkooda]

    April 4, 20172 Mins Read Baarlamaanka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Labada nin ee ugu sareeya sharci dejinta iyo Villa Somalia ee dowladda cusub waxay noqdeen laba mas’uul oo midna dib loo doortay lagana soo reebay dowladii hore iyo mid nidaamka oo dhan ku cusub.

    Dib u doorashadii Guddoomiyaha Baarlamaanka ee Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) waxaa soo dhoweeyay beesha caalamka iyo dadka dowladnimada Soomaaliya aqoonta u leh, waxaana ka gows qabsaday dhalinta yar iyo siyaasiyiintii isbedel doonka xilligaasi.

    Prof. Jawaari waxaa loo argaa ruug-caddaa siyaasi ah oo maamulka dalka wax badan kala socda, isla markaana siyaasadda ku soo jiray in ka badna 40 sano, taasoo si weyn uga duwan madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo oo khibradiisa hogaamineed ay ku kooban tahay 8 bilood oo Ra’iisal wasaare uu ka soo noqday dowladii KMG ahayd ee Sheekh Shariif.

    Bilowgii hore ee xafiiska ay isugu yimaadeen waxaa ka muuqatay in xirirkoodu ahaa mid hooseeya, iyadoo ay saameyn ku yeelatay sidii lama filaanka ahayd ee uu doorashada ugu soo baxay Farmaajo, laakiiin waxay arrinta ka sii dartay marki uu xilka la wareegay madaxweyne Farmaajo oo iyo la-tashiyadii magacaabidda Ra’iisal wasaaraha oo Prof. Jawaari aanu wax kaalin ah ku yeelan.

    Xaaladda xiriirka labada mas’uul waxay soo shaac baxday inaysan caafimad qabin, subaxdii magacaabidda Ra’iisal wasaaraha oo Guddoomiye Jawaari si kedis ah hurdada looga toosiyay xilli danbe, lagana dalbaday inuu goobjoog ka ahaado xaflada magacaabidda oo dhacday waqti aanu ku talogelin.

    Taageerayaasha Madaxweyne Farmaajo ayaa la arkay  iyagoo baraha bulshada ku weeraraya Guddoomiye Jawaari, kuna sifeeyay tilmaamo gaarsiisan aflagaado, taasoo uu iska difaacay Jawaari xafladii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre u qabtay xildhibaanada.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa la xaqiijiyay inuu xiriir fiican la lahayn gudoomiyaha Baarlamaanka, waxayna xaaladu gaartay inaan lagu wargelin safarradda uu dibadda u aado madaxweynaha, isla markaana lagala dardaarmin sii-hayenimada xilka madaxweynaha sida dhacday safarkii ugu danbeeyay ee Farmaajo ku aaday dalka Jordan.

    Dad badan ayaa aaminsan in madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ka badbadiyay soo dhoweysiga iyo la-tashiga guddoonka Baarlamaanka, laakiin waxaa muuqata in taas bedelkeed yy Farmaajo xiriir aan caafimaad qabin la yeeshay guddoomiyaha Baarlamaanka oo mararka qaarkood la oran karo waa xadgudub.

    Waxaa bilaabatay su’aasha ay in labadan mas’uul ay wada shaqeyn karaan iyo qofka ka hari doona dowladda cusub, inkastoo aysan sahlanyn arrintan, haddana waa arrin mar kasta la imaan doonta dhibaatadeeda; maadaama dowladdu tahay mid baarlamaani ah, waxayse ku xirnaan doontaa isbedelka waqtiga.

    FAALLADA GOOBJOOGE.COM

    Wadani.com

    Baarlamaanka Farmaajo Madaxtooyada Madaxweyne Farmajo Prof. jawaari Top Xiriirka Farmaajo iyo Jawaari
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDAAWO VIDEO: 19 jir mar qura wada aroosay laba gabdhood oo ay isku iskuul ahaayeen
    Next Article DEGDEG: Saraakiil ka tirsan ciidamada milateriga oo lagu weeraray Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo