Browsing: Doorashada
Kooxda ololaha musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tallaabooyin aan hore loo arag ka sameeyay magaalada Muqdisho.
Doorashada Xildhibaanada Aqalka hoose ee beelaha Waqooyi ayaa maanta dib uga bilaabatay magaalada Muqdisho.
Waxaa maanta mar kale dib u bilaabaneysa doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee beelaha Dirta Waqooyi, kadib markii dhowr maalmood la…
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa laalay laba kursi oo ka mida Aqalka hoose oo lagu doortay magaalada Muqdisho.
Musharixii ugu horeeyay ee xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa si rasmi ah u bilaabay ololihiisa xilka madaxweyne.
Musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya C/qaadir Cosoble Cali ayaa wada olole weyn oo uu doonayo in looga hortago fursadaha uu dib…
Xildhibaanada Aqalka hoose ee lagu doortay magaalada Cadaado ayaa ah kuwa ugu badan ee muranka iyo dacwadaha ka taagan yihiin.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii labaad ka baaqsaday shirka Madaxda Madasha Qaran ee ka…
Dhaqdhaqaaqa taageerayaasha Musharaxa madaxweynaha Maxamed C/llaahi Farmaayo ayaa si weyn looga dareemay magaalada Muqdisho.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in shirkii Madaxda Madasha Qaran ee Madasha la isku mari la’ yahay.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ayaa shahaadooyin siiyay xildhibaano kuraastooda muran ka taagnaa oo beesha caalamka ay daba joogtay.
Wararka laga helayo Guddiga Doorashada Dadban ayaa sheegaya in dib u dhac hor leh ku yimid waqtigii loo qabtay Doorashada Madaxweynaha…
Iyadoo ay soo dhowaaneyso xilliga Doorashada Madaxda sare ayaa waxaa la shaaciyay shuruudaha laga rabo qofka isu sharxaya xilka Madaxweynaha…
Xubnaha Guddiga Xalinta khilaafaadka ee laalay 11-ka Kursi oo sheegay inay xaaladooda halis ku jirto
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada ayaa beesha caalamka gaarsiiyay war cusub oo ku saabsan xaaladda ay ku shaqeeyaan iyo dhibaatooyin soo…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa isu sharxay musharax madaxweyne tartanka doorashada 2016.
War uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa lagu sheegay in la hakiyay Doorashadii xildhibaanada beelaha Waqooyi ee ka socotay…
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa qoraal uu soo saaray dalab culus u diray Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka.
