Browsing: Doorashada
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada ayaa laalay natiijada kuraas dhowr ah oo lagu doortay magaalooyinka kala duwan ee maamulada dalka.
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in diyaarad gaar ah ay halkaasi saaka ka qaaday Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Sawirrada musharrixiinta madaxweynenimada Soomaaliya ayaa ka muuqda boodhadhka Muqdisho. Haddayna bulshadu u codaynaynin maxay isku xayaysiinayaan?
Magaalada Garowe waxaa ka socda qorsheyaal siyaasiyiinta beelaha Harti ku doonayaan inay kula wareegaan hogaanka dowladda cusub ee Soomaaliya.
Iyadoo magaalada Muqdisho laga bilaabay bixinta Kaararka aqoonsiga xildhibaanada aan dacwad ka taagneyn ayaa waxaa soo baxaya kuraas la kansalay…
DAAWO: Sida ay u dhici doonta kala-guurka dowladda cusub ee Soomaaliya & Doorashada Madaxda sare
Maamulka Puntland ayaa shalay soo dhameystiray doorashada xubnaha Aqalka hoose ee baarlamaanka, waxaana halkaasi lagu soo gabagabeeyay doorasadii labada aqal.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa beeniyay warar la isla dhex maryay muddooyinkan badan oo ku saabsan kaalinta Imaaraadka Carabta…
Maamul Goboleedka Puntland ayaa noqday maamulka ugu liita ee ka hor yimid qoondada haweenka ee Doorashada Aqalka hoose.
Khilaaf ku saabsan sharcinimada xildhibaanada lagu doortay magaalada Cadaado ayaa ka soo shaac baxay Guddiyada Doorashada heer Gobol ee Galmudug…
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Federaalka oo bilaabay inuu bixiyo Shahaadooyinka xildhibaanada la doortay.
Guddiga Doorashada Dadban ee heer federaal ayaa la yimid qorshe aqoonsiga xildhibaannnimo loogu diiday xildhibaano la sheegay inay dacwad ka taagan…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa kashifay sida Doorashada 2016 ay u socoto iyo qorshaha Madaxweyne Xasan Sheekh ku doonay inuu…
Musharax cusub ayaa ku soo biiraya tartanka doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo lagu wado inuu aakhirka bishan ka dhaco magaalada Muqdisho.
Iyadoo Doorashada xildhibaanada ka soo jeeda beelaha Waqooyi ee Somaliland ay ka socoto Muqdisho ayaa maanta la doortay xildhibaano cusub.
Shir saacado badan qaatay oo looga hadlay xaaladda dalka iyo Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay Guriga C/raxmaan Faroole ee…
Magaalada Garowe, gaar ahaan xarunta Jaamacadda Bariga Africa waxaa maanta lagu doortay xildhibaanadii ugu danbeeyay ee Baarlamaanka Federaalka. Xildhibaanada la…
Magaalada Cadaado waxaa lagu soo gabagabeeyay doorashadii 2016 ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo dhowaan isu sharxay xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo bandhigay qorshihiisa haddii loo doorto madaxweynaha Soomaaliya.
Doorashada Aqalka Hoose ayaa maanta lagu wadaa in lagu dhameystiro Magaalada Garowe iyadoo xildhibaano dhowr ah isla maanta la doortay.
