Browsing: Doorashada
Kursi ka mida kuwa ugu adag ayaa goor dhow doorashadiisa ka bilaabatay magaalada Jowhar, iyadoo ay ku loolamayaan musharixiin caan…
Waxaa magaalada Jowhar maanta dib looga anba qaaday Doorashada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Khaalid Cumer Cali ayaa sheegay in laga hos istaagay doorashada oo…
Dowladda Itoobiya ayaa ka hor timid qorshe dowladda Imaaraadka Carabta wadatay oo ku saabsan Doorashooyinka Soomaaliya.
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa ka hadlay waqtiga ay dhaceyso doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Maamulka Jubbaland ayaa noqday maamulkii ugu horreeyey ee soo dhameystira Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamanka Soomaaliya.
Guddiga Xalinta khilaafaadka Doorashooyinka ayaa soo bandhigay dacwad ka tagaan laba kursi oo ka mida kuraastii Aqalka hoose ee Beesha…
Mid ka mida kuraasta ugu adag Aqalka hoose ee Baarlamaanka oo yaala Magaalada Cadaado ayaa noqday mid xaalad adag ku…
Maanta oo Jimce ahayd waxaa magaalada Baydhabo kasii socday Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka.
Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Turkiga C/llaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa mar qura la arkay isagoo olole ugu jira inuu…
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashada aqalka hoose ee maamul goboleedka Jubbaland, ilaa 43 Xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ayaa…
Gudoomiyihii hore ee Degmada Wadajir Axmed Xasan Caddow (Daaci) ayaa ku eedeeyay maaulka Gobolka Banaadir inay lacagtii canshuurta doorasho u…
Guddiyada Doorashada Dadban ee heer Federaal [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD),
Suldaanka Beesha Geledi Suldaan Cismaan Suldaan Axmed ayaa qeylo dhaan ka soo saaray in ergadii beeshiisa la bedeshay, lagana tegay.
Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Odoyaal, Siyaasiyiin iyo waxgarad kasoo jeeda Beelaha Hawiye ayaa eedeyn ba’an u jeediyay musuqa dowladda…
Doorashada xildhibaanada Aqalka sare ee Baarlamaanka magaalada Baydhaba ayaa maanta lagu doortay xildhibaano cusub oo ka mid noqonay Baarlamaanka cusub.
Guddiyada Doorashada ayaa markii ugu horeysay soo wada saaray qoraal ay u dhan yihiin oo loogu talogalay Beesha Caalamka.
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka ayaa ku dhaawaaqay xilliga la shaacinayo go’aanka kuraasta dib loogu noqonayo Doorashadoda.
Iyadoo ay magaalada Baydhaba ka socoto doorashada Aqalka hoose ayaa maanta waxaa ka dhacay doorasho loogu loolamay kursiga Beesha Hintire.
Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa si toos ah u farageliyay doorasahda Aqalka hoose ee mid ka mida…
