Guddiyada Doorashada Dadban ee heer Federaal [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD),
ayaa wadajir u soo saaray War-murtiyeed ku saabsan musuqa hareeyay Doorashada 2016 iyo tallaabooyinka ay ka qaadi doonaan.
Qoraalkan labada guddi hoos ka akhri:

Wadani.com

![Guddiyada Doorashooyinka oo ku hanjabay tallaabo laga qaadayo kuraasta la musuqmaasuqay [Warsaxaafadeed]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2016/11/Guddiyada.jpg)