Browsing: Guddiyada Doorashada
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa beeniyay warar suuqa la geliyey oo ku saabsan isbedel lagu sameynayo Qodobbo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed adag oo uga timid mid ka mida madaxda…
Midowga Musharixiinta ayaa ka gaabsaday Guddiyada uu xalay magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, kadib markii dib u eegis lagu sameeyay…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta shaaciyo Liiska Guddiyada Doorashada Dadbsan ee Federaalka Soomaaliya.
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey Maamul Goboleedka kaliya ee ay u xayiran tahay howshii Guddiga Doorashada iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar cusub kusoo rogay xubnaha ay dib u soo magacaabeen dowlad Goboleedyada…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay qaabka ay xukuumadda u kala saartay Guddiyadii cabashada laga qabay ee Doorashada, isagoo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa ka hor yimid qaabka ay Guddiga xukuumadda ay u xaliyeen…
Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee tabshada laga keenay ayaa xalay saqdii dhexe kadib ku dhawaaqay inay Guddiyada Doorashada ka…
Fulintii Qodobkii ugu horeeyay ee Heshiiskii labaad ee Doorashada ayaa dib ugu dhacay toddobaadkii labaad, iyadoo heshiiska ay ku caddeyd…
Guddoomiyaha Aqalka Sare e Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa magacaabay lix xubnood oo ka mida Guddiyada Doorashada heer Goboleed iyo kuwa…
Qodobkii ugu horeeyay ee Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, laguna saxiixay Muqdisho 27-kii Bishii May 2021 ayaa dib u dhac…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa laba qodob oo cusub kusoo daray tilmaaamaha guddiyada Doorashooyinka looga saari karo…
Guddiga xukuumadda ee Ra’iisal wasaaraha u saaray xalinta khilaafka Doorashada Guddiyada khilaafaadka ayaa shaaciyey tirada xubnaha cabashada laga keenay ee…
Waxaa maant ku eg mudaddii loo qabtay in lagu soo gudbiyo Liiska Xubnaha ka mida Guddiyada Doorashada ee laga saarayo…
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sharci darro ku tilmaamay habkii loo maray…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa kashifay sababta ay musharixiinta u shaacin waayeen Liiska xubnaha ka mida Sirdoonka NISA…
Ra’iisul- wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Guuleed oo ka qeybgalay kulan ka dhacay Muqdisho oo looga hadlay qoondada Haweenka ee…
