Golaha Midowga Musharixiinta ee ay ku jiraan inta badan musharixiinta Madaxweynaha ayaa dingniin u diray Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo,…
Browsing: Guddiyada Doorashada
Guddiga Doorashada heer Federaal ee ay magacawday xukuumadda Soomaaliya ayaa galabta magacaabay guddoomiye iyo guddoomiye ku xigeen.
14 Musharax Madaxweynaha war-saxaafadeed ay soo saareen uga dalbaday maamullada Puntland iyo Jubbaland inay bedelaam xubnaha ay u soo madacaabeen…
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo xaaladda ka taagan dhismah Guddiyada Doorashada.
Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay xubnaha lagu darayo Guddiyada maamulaya doorashada maamul Goboleeyada dalka.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa qoraal culus u qoray Beesha Calaamka, kaasoo lagu eedeeyay…
Muran ayaa hareeyay magacaabidda xubnaha Guddiyada Doorashada 2020/2021, kadib markii xukuumadda Soomaaliya soo magacawday xubno la sheegay inay ka mid…
Wasiirka Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Arrimaha Doorashooyinka 2020/2021, isagoo sheegay in…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Maxamed C/llaahi Farmaajo oo xarunta Madaxtooyada kua hadlay dhalinyaro lasoo xulay oo taageersan ayaa a hadlay halka…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Guuleed ayaa sheegay in guddoomiyaha Aqalka Sare uu yahay hoggaamiye Mucaarad ah oo…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu danbeyn magacaabay xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee Maamulka Hirshabeelle.
Guddiyada Doorashooyinka heer maamul Goboleed ayaa qoraal ay wadajir u soo saareen ka hor yimid go’aankii Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka.
Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Maamulka Puntland ayaa ku gacan seyray go’aankii Guddiga xalinta Khilaafaadka ay ku laalay laba kursi oo lagu…
Guddiyada Doorashada Dadban ee heer Federaal [GFHDD] iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban (GXKHDD),
Golaha Wasiirada Xukuumada Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankii khamiislaha ahaa ayaa ka hadlay qodobo ay kamid yihiin, xaalada siyaasadda dalka iyo…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa wareegto ku magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Dadban ee Heer…
