Browsing: Doorashada
Wararkii ugu danbeeyay ee shirka Madasha Qaran ee ka socday magaalada Muqdisho ayaa u muuqda in la isku mari waayay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in madaxweynaha Puntland uu ka baxay shirkii Madasha Qaran.
Madaxweynihii hore ee Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo caawa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe ayaa 4tii sano ee Xasan…
Musharixii Madaxweynaha sanadkii 2012 oo dad badan u saadaalinayeen inuu guul ka soo hoyn doono doorashii uu galay ayaa mar…
Wararkii ugu dabeeyay ee shirka Madasha Qaran uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in la isla gartay xubno magaalada Muqdisho laga…
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ayaa ugu baaqay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka tiriyo.
Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shaki geliyay in doorashada Soomalaiya ay ku dhici karto waqtigii loo…
Haweeneyda sanad ka hor shaacisay inay tahay musharax Madaxweyne Faaduma Dayib oo degan dalka Finland ayaa ku faraxsan inay been…
Dacwadda ka dhan ah madaxweynaha Soomaaliya ayaa loo gudbiyay Maxkamadda Sare ee dalka Soomaaliya.
Iyadoo maalintii afraad uu shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ka socdo Muqdisho ayaa warar soo baxaya ay sheegayaan in…
Shir maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa waxaa isku arkay tiradii ugu badneyd musharixiinta u taagan xilka madaxwyenaha ee doorashada…
Musharaxa xilka Madaxweyne C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta soo bandhigay qorshihiisa siyaasadeed ee uu doonayo inuu doorashada 2106 ku galo.
Shirka Madasha Qaran ee wadatashiga oo ka socda magaalada Muqdisho maalintii saddexaad ayaa wararku sheegayaan in la isku mari la’…
Qoraal uu ku saxiixnaa Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban Cumar Maxamed Cabdulle ayaa loo kala diray madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga.
Ololaha Doorashada Musharaxa siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ma aha oo kaliya midka ugu dheereeya xilligan ee waa si fiican u…
Shirka madasha hoggaamiyeyaasha Qaranka iyo dowlad gobolleedyada ayaa ka furmay magaalada Muqdisho, kaas oo lagu dhammeystirayo dhaqangelinta howlaha doorashooyinka guud…
Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladdii KMG aheyd ee Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Musharaxa ugu weyn ee dhinaca iidhehda C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka cabanaya in boorar sawirkiisa ku xardhan yahay laga jeexjeexay magaalada…
Beesha caalamka ayaa waqti u qabatay xilliga uu dhammaanayo xilka madaxweyanha iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha…
