Browsing: Doorashada
Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya…
Siyaasiga Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ahaa safiirkii hore ee Soomaaliya u fadhiyay dalka Kenya ayaa maanta ku dhawaaqaya musharaxnimadiisa.
Muqdisho 2 September 2016 (Villa Somalia ): Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqey…
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in kulan qarsoodi ah dhex maray Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaliya…
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa rajo ka muujiyay doorashada 2016.
Siyaasiyiinta xisbiyada oo u badan musharixiin u taagan jagada madaxweynaha ayaa ka hor yimid oday cusub oo lagu soo kordhiyay…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hore u sheegay inuusan xilka mar labaad isu sharxi doonin ayaa inkiray arrintaasi isagoo…
Oday dhaqameed cusub oo uu wato Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu kordhiyay Odayaasha dhaqanka Soomaalida ee sharci ahaa ee…
Xaalad halis ah ayaa soo wajahday doorashada 2016 oo ka dhalatay, kadib markii howlaha Guddiga Doorashada dadban ay gaabis u…
Guddiga Doorashada dadban ee Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ka warbixiyay Qaabka Doorashada 2016 u dhici doonto.
Guddiga doorashada dadban ee Somalia ayaa maanta soo saaray xeerar lagu hubinayo Anshaxa Doorashada 2016.
Xaflad si weyn loo soo agasimay oo ay ka soo qeyb galeen boqolaal dadweyne fara badan, duubab, siyaasiyiinta xisbiyada, xildhibaanno…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta ku dhawaaqaya inuu u sharxan yahay jagada madaxweynaha Soomaaliya…
Mid ka mida musharixiinta isu sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee 2106 ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag oo ololihiisa…
Salaad Cali Jeelle oo ka mida siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ayaa sheegay in kooxda Damjadiid ay qorsheynayaan wax ka bedel ay…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa booqasho kale ku tegay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, isagoo la kulmay dhaxal sugaya dalkaasi Sheekh…
Guddiyada qaabilsan fulinta hannaanka doorashooyinka heer gobol ee 2016-ka, ayaa xogwarran faahfaahsan oo la xiririira qaabka loo gudanayo hawlaha hor…
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa qoraal ay kasoo saareen Doorashada Soomaaliya ku sheegay inay aad uga xun yihiin dib…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay war uu Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kasoo saaray xaaladda Doorashada ee dalku geli doono, isagoo…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo dhowaan dalka ku soo laabtay markii arrimo caafimaad loo geeyay dalka India ayaa degdeg…
