Browsing: Doorashada
Siyaasiyiinta hogaamisa Xisbiyada Siyaasadda ee ka jira Muqdisho ayaa maanta ugu baaqay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu xilka ka dego…
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa isu sharxay jago xildhibaanimo Baaralmaanka cusub ee la dhisyo dhowaan, waxaana maanta xaflad lagu soo dhoweynayo…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ka hadlay muranka ka taagan Aqalka sare iyo dooda ay qabaan xubnaha dowladda…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali (Gaas) ayaa ku guuleystay inuu isago saxiixo, isla markaana xildhibaanada Beesha Khaatumo ka soo galaya labada…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa wareegto ku magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Dadban ee Heer…
-Madasha Hoggaanka Qaran (MHQ) ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 02 – 09 Agoosto 2016ka. Kulanka waxaa shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda…
Guddiga Doorashada Dadban ee Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay waqtiga rasmiga ah ee ay dhaceyso Doorashada dadban ee Madaxweynaha,
Waxaa hadda soo dhacday war ku saabsan go’aankii ugu dambeeyay ee madaxda Madasha Qaran ay ku heshiiyeen in la qabto…
Shirka madaxda Soomaalida uga socda magaalada Muqidsho oo lagu wado in maanta la soo gabagabeeyo ayaa lagu heshiiyay qodob muddo…
Mareegtan Wadani.com oo akhristayaasheeda ugu soo bandhigtay maanta Jadwalka lagu heshiiyay ee doorashooyinka 2016 iyo xilliyada ay dhacayaan doorashada madaxda sare…
Qodobka ugu adag ee hadda horyaala shirka madaxda Madasha Qaran ee Muqdisho ayaa noqday sida laga yeelayo xilka madaxweynaha Soomaaliya…
Waxaa Wadani.com u suuragashay inay hesho jadwalka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaalida isla garteen inay ku dhacdo doorashada 2016 oo…
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali Gaas oo ka mida madaxda Madasha Qaran
Siyaasiga Axmed Macalin Fiqi oo ka mida hogaamiyeyaasha xisbiyada Muqdisho ka jira ayaa sheegay inaan la ogolaan karin in xitaa…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Tuur (Tarsan) oo hadda hogaamiye ka ah xisbi siyaasadeed ayaa ku baaqay
Iyadoo xilliga doorashada dhaceyso aysan caddeyn oo la filayo inuu dib u dhac ku yimaado ayaa waxaa horeba olole doorasho bilaabay…
Warar xogogaal ah oo laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya
War hordhac ah oo laga helayo shirka Madasha ee madaxda Soomaalida uga socda magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga…
Madaxweynihii hore ee Puntland oo ah musharixii ugu horeeyay ee shaaciya inuu u tartamayo xilka madaxaweynaha
Shir magaalada Muqdiso hadda uga socda siyaasiyiinta xisbiyada siyaasadda ee Muqdisho
