Browsing: Doorashada
Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa musharixiinta xilka madaxweynaha uga digay inay laaluush u adeegsadaan ololaha doorahsada.
Wararka laga helayo shirka Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida ee shalay ka furmay magaalada Muqdisho
Faaqidaad kooban oo soo bandhigeysa horumarka siyaasadeed iyo dowladnimo ee la gaaray kadib markii laga baxay kumeelgaarkii oo dowlad rasmi…
Musharax C/raxmaan C/Shakuur Warsame oo ka mida siyaasiyiinta u sharxan jagada madaxweynaha Soomaaliya
Iyadoo la filayo maalinta Arbacadda ee berito uu magaalada Muqdisho ka furmayo shirka Madasha Qaran
Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya Michael Keating ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya
Ra’iisal wasaarihii hore ee xukuumadii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa sheegay
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada dadban ee heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle ayaa shaaciyay
Guddiga Doorashada heer Federaalka ayaa shirkoodii jaraa’id ee ugu horeeyay ku qabtay magaalada Muqdisho,
Guddiga cusub ee Doorashooyinka heer Federaal ayaa lagu wadaa inay maanta soo gaaraan go’aankooda ku saabsan doorashada 2016 tan iyo intii…
Musharixiin ay ka mid yihiin Sheekh Shariif iyo Faroole oo AMISOM ka dalbaday in ammaankooda la sugo
Warar laga soo xigtay saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa sheegaya in qaar ka mida musharaxiinta jagada madaxweynaha
Guddiga Doorashada heer Federaal oo uu magacaabay madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda Madasha Qaran ee wadatashiga
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya isla markaana ah musharax u taagan tartanka Doorashada madaxweynaha 2016
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mid ahaa wasiirii hore ee xukuumadda Soomaaliya,
Guddiga Doorashada heer Federaal oo ay magacaabeen madaxweynaha Soomaaliya iyo Madasha Qaran
Qaar kamida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya oo dhowaan magaalada Nairobi kula kulmay Wakiilka Qaramada Midoobay
Xildhibaan C/llaahi Xasan Rooble oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomalaiya ayaa sheegay inuu jiro dib u dhac
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadda olole ugu jira in dib loogu doorto xilka
Madaxweynaha hadda xilka haya ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa noqday musharaxii ugu horeeyay ee bilaaba ololaha doorashada
Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ah musharax u taagan xilka madaxweynaha
