Browsing: Doorashada
Xildhibaan Abwaan Cabdi Shire Jaamac ayaa qaraaxo kasoo duubay qaar ka mida xildhibaanada Baarlamaanka
Prof. Axmed Muumin Warfaa oo ah aqoonyahan caan ah ayaa ku dhawaaqay inuu isu sharxay jagada madaxweynaha Soomaaliya,
Axmed Macalin Fiqi oo ka mida madaxda xisbiyada Siyaadda dalka ayaa kashifay howlaha dowladda Federaalka iyo kooxda Damjadiid
Shirkii Madasha Qaran ee madaxda Soomaalida oo lagu balansanaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo 15-kii Bishan
Madaxda Madasha Qaran ee dalka ayaa isla meel dhigay lacagta laga rabo musharixiinta u tartameysa xilalka labada aqal
Guddoomiyaha Guddiga Doorashada heer Federaal Cumar Maxamed Cabdulle (Cumar Dhagey) ayaa sheegay inuu ka tegay xilkii la-taliyaha Madaxweyne Xasan Sheekh…
Qaar ka mida siyaasiyiinta xisbiyada, musharaxiin isu soo taagay xilka madaxweynaha Soomaaliya 2016
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka war helay xilli danbe qorshe halis ku ah rajadiisa musharaxnimo
Dr. Cali Xaaji Warsame oo ka mida siyaasiyiinta kasoo jeeda Puntland, horena u ahaa wasiirka ka tirsan maamul goboleedka Puntland…
Madaxa Hay’ada Hay’adda Cilmi Baarista iyo Wada-Tashiga ee CRD Jibriil Ibraahim Cabdulle, ahna musharax si hoose ugu taagan xilka madaxweynaha…
Sida laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dib u magacaanbay Guddiga Doorashada Soomaaliya…
Madaxda Madasha Qaran ayaa heshiis gaara ku qeybsaday tirada xildhibaanada magaalo kasta ku soo aadeysa ee lagu soo xulayo. Qoraal…
Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ku dhaqaaqay tallaabo aan hore loo arag kadib markii uu faragelin ku sameeyay liiska odayaasha dhaqanka…
LIFAAQA I: Qorshaha Hirgelinta iyo Jadwal Waqtiyeedka 24-ka June Dib u eegidda iyo dhamaystirka liiska 135ka odey dhaqameed ee hadda…
Madaxda Madasha Qaran ee Soomaalida ayaa magaalada Baydhaba ku ansixiyay Liiska Odayaasha Dhaqanka ee soo xuli doona xildhibaanada Baarlamaanka cusub…
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Baydhabo 22-25 Juun 2016. Kulanka oo uu shir-guddoomiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qarana ayaa lagu soo gabagabeeyay Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Bay, waxaana kasoo baxay qodobo dhowr ah…
Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa la sheegay inuu maanta ka dhoofay magaalada Baydhaba oo uu ka socday shirkii Madasha…
Dib u dhac ayaa ku yimid war-murtiyeed la filayay inuu ka soo baxo shirka Madasha Qaran ee Madaxda Soomaalida oo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeysa warkii hordhaca ahaa ee ku saabsanaa in laba xubnood Beelaha Banaadiriga laga siiyay…
