Browsing: Doorashada
Madaxda Madasha Qaran ee shirku uga socdo magaalada Baydhaba ayaa isku raacay in isbedel lagu sameeyo guddiga Doorashada heer Federaal…
Madaxda Madashaayaa magaalada aydhaba kula kulmay wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya iyo Guddiga qoondada haweenka. Shirarkan ayaa dhex maray madaxda…
Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ayaa ka furmay magaalada Baydhabo, iyadoo ay hor yaallaan qodobo adag oo ku saabsan doorashada 2016 ee…
Odayaasha Gobolka Hiiraan ayaa Magaalada Baladweyne uga dhawaaqay maanta inay ka horjeedaan Guddiga Doorashada heer Federaal oo madaxweyne Xasan Sheekh…
Shir deg deg ah oo ay maanta oo Sabti ah 18/06/2016 isugu yimaadeen Xisbiyada Siyaasadeed ee aan weli sharciyeysneyn ayaa…
Guddoomiyaha Guddiga Qaran ee Doorashooyinka Xaliimo Ismaciil Ibraahim ayaa ka hadashay mustaqbalka Guddigeeda iyo guddiga cusub ee Doorashooyinka oo uu dhowaan…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Hirgelinta Doorashooyinka…
Guddiga doorashada 2016 ee heer federaal ayaa lagu magaacabay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo guddiga…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddiga Doorashooyinka Dalka ee heer federaal oo ka Kooban 22 Xubnood, isagoo…
Waxaa isa soo taraya cabsi ku saabsan dib u dhac ku yimaada doorashada labada aqal ee Baarlamaanka oo lagu waday…
Warar xog ogaal ah oo ay heshay Mareegta Wadani.com ayaa sheegaya in hogaamiyeyaasha Madasha Qaran ugu jira Beesha Daarood ay…
Magaalada Baydhaba ayaa la sheegay in lagu dooran doono xildhibaanada ugu badan Baarlamaanka Federaalka cusub ee Soomaaliya 2016. Shirkii Madasha…
Madasha Hoggaanka Qaran ayaa kulan ku yeelatay magaalada Muqdisho 29-ka May ilaa 02-da June 2016. Kulanka oo uu shir-gudoomiyay Madaxweynaha…
Kulan wayn oo ay odayaasha, siyaasiyiinta, haweenka, dhalinyaradda iyo aqoonyahanka Beesha Habargidir isugu yimaadeen ayaa lagu taageeray Avv C/raxmaan C/shakuur…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo bilaabaya socdaal siyaasadeed oo…
Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada dalka ayaa maanta ka furmaya Magaalada Muqdisho, iyadoo looga hadli doono qabanqaabada doorashada…
Maxamed Cabdullaahi Nuur oo ahaa guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ee dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay inuu yahay musharax u taagan jagada…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
Qorshaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee dhismaha aqalka sare ee Baarlamaanka oo lagu saleeyay maamul goboleedyada dalka ka jira iyo min…
Wararka laga helayo xubnaha Guddiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u qaabilsan dib u eegista heshiiska qaabka doorashada 2016 ayaa sheegaya in…
