Browsing: Doorashada
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si weyn uga hor yimid in Gobolka Banaadir uu xubno ku yeesho…
Dowladda Mareykanka ayaa tallaabo aan hore loo arag qaaaday kadib markii ay faragelin ku sameysay Baarlamaanka Soomaaliya, si ay ugu…
Iyadoo guddiga Baarlamaanka Soomaaliya u saaray dib u eegista heshiiska Qaabka Doorashada 2016 ee ay gaareen madaxda dowladda Soomaaliya iyo…
Musharax cusub ayaa isu soo taagay jagada madaxweynaha Soomaaliya, kadib markii uu magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, dalka Mareykanka uu…
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan saacado qaatay oo adag la yeeshay Guddiga Baarlamaanka Federaalka u saaray arrinta heshiiska…
Qodobka ugu weyn ee hortaagan in Baarlamaanka Soomaaliya ansixiyo heshiiska Doorashada 2016 ee ay wada gaareen madaxda dowladda Federaalka iyo…
Waxaa dhowaan Magaalada Jabuuti kulan xasaasi ah ku yeeshay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynihii hore ee…
Kulan kedis ahaa oo aan hore loo qorsheyn ayaa magaalada Jabuuti ku dhex maray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif…
Madaxweynihii hore ee dowladii KMG ahayd ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan dalka Jabuuti ayaa kulamo kala duwan…
Machadka Cilmi-baarista iyo Daraasaadka Soomaaliyeed ee la magac baxay Heritage, xaruntiisuna tahay magaalada Muqdisho ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u soo jeediyay…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa la sheegay inay maalgelineyso mar kaliya laba musharax oo ka mida kuwa ugu cadacad ee ku…
Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo labaduba ku sugan dalka Boqortooyada…
Musharax culus oo mug weyn ku leh xaaladda Soomaaliya, isla markaana ay isku jufo yihiin Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo…
Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inaan siyaasadda Soomaaliya laga dhamaan oo qof waliba ku…
