Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»KASHIFAAD: Oday uu wato Faarax C/qaadir oo lagu kordhiyay Odayaashii Sharciga ahaa [Caddeyn]

    KASHIFAAD: Oday uu wato Faarax C/qaadir oo lagu kordhiyay Odayaashii Sharciga ahaa [Caddeyn]

    August 29, 20162 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Oday dhaqameed cusub oo uu wato Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu kordhiyay Odayaasha dhaqanka Soomaalida ee sharci ahaa ee soo dhisay dowladda Federaalka Soomaaliya.

    Arrintan oo loo arko sharci darradii ugu danbeysay ee dowladda Xasan Sheekh hogaamiyo ku kacday xilliga kala guurka ah ayaa ka danbeysay markii Beesha Reer Aw-xasan  ay isku khilaaftay oday dhaqameedka uga midka ah Odayaasha sharciga ahaa ee 135-ta.

    Shirar magaalada Muqdisho ka dhacay oo ay ka qeyb galeen madaxweynaha, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Ra’iisal wasaaraha Madaxweynayaasha maamulada K/Galbeed iyo Jubba ayaa la isla garay in la abuuro oday dhaqameed cusub oo ay yeelato Beesha Reer Aw-Xasan taasoo uu soo jeediyay madaxweyne Xasan Sheekh.

    Sida ku cad qoraalka hoose ee ka soo baxaya Guddoomiyaha Baarlamaanka waxaa la isla gartay in Beesha reer Aw-Xasan ay yeelato laba oday, iyadoo Suldaankii hore Suldaan Maxamed Cabdi Cumar uu hoggaamin doono howlaha la xiriira doorashada kursiga Xildhibaanimo ee Beesha reer Aw-Xasan ee Koofur Galbeed iyo  Nabadoonka cusub ee Maxamed Axmed Xuseen (Shurki) oo uu wato Faarax C/qaadir hoggaamin doono kursiga Xildhibaan ee Beesha reer Aw-Xasan ka heleyso Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

    Arrintan ayaa ka danbeysay loolan kursiga xildhibaannimada beesha oo dhex maray Fahad Yaasiin Xaaji Daahir iyo Faarax Sheekh C/qaadir oo labaduba ka mida hogaamiyeyaasha xisbiga madaxweyne Xasan Sheekh iyo kooxda Damjadiid.

    Waxay noqon doontaa fadeexad weyn oo sharci ah  iyo mid hogaamineed oo Xasna Sheekh taariikhdau geli doonta  in Liiskii Odayaasha ee Soomaalidu ku heshiisay loo bedelo rabitaan shaqsi ah.

    Oday-Awsan

    Wadani.com

    http://goobjooge.com/beesha-reer-aw-qudub-oo-diiday-suldaan-bug-ah-oo-ay-u-sameeyeen-faarax-cqaadir-craxman-dheere/

    Beesha reer Aw-xasan Doorashada 2016 Faarax Sheekh C/qaadir Fahad Yaasiin Reer Aw-xasan Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWeerar is-miidaamin ah oo lagu dilay 60 ka tirsan ciidamada dalka Yeman
    Next Article Dagaal beeleed uu dhaliyay wasiir Jubaland ka tirsan oo ka qarxay Beledxaawo

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo