Browsing: Reer Aw-xasan
Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle ayaa liiska musharixiinta Aqalka sare ee maamulkiisa ka saaray musharixii beesha Sheekhaal/Reer Aw-xasan.
Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya ahna musharaxa xilka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa rajo ka muujiyay doorashada 2016.
Siyaasiyiinta xisbiyada oo u badan musharixiin u taagan jagada madaxweynaha ayaa ka hor yimid oday cusub oo lagu soo kordhiyay…
Oday dhaqameed cusub oo uu wato Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa lagu kordhiyay Odayaasha dhaqanka Soomaalida ee sharci ahaa ee…
