Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta ka qeyb galay xus ku celis ah oo maanta loo…
Musharixii ugu horeyeey ee xilka Madaxweynaha ayaa Baaq iyo talo soo jeedin kasoo saaray dagaalka ka dhacay magaalada Boosaso ee…
Waxaa mar kale soo shaac baxday saameynta ay madaxweynaha Xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo kooxdiisa ololaha Doorashada ee…
Guddiyada Heer Federaal iyo Jubbaland oo beeniyay in la hakiyey Doorashadii (Yaa faafiyey Qoraalka?)
Guddiyada Doorashada Heer Federaal FIET iyo Guddiga doorashada Jubbaland ee SEIT ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warqad la faafiyey…
C/raxmaan C/shakuur oo u jawaabay Madaxweynaha Puntland. “Maxaa diidaya in la dhiso Gole Qaran oo..”
C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa u jawaabay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo arrin halis ah…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa ka jawaabay Is-maandhaaf uu dhaliyey hadal ku jiray khudbadii uu Baydhaba ka jeediyay…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha oo ka daba yimid arrintan ayaa xaqiijiyay inay Kursiga HOP067 aanu saameyn ku lahayn eryida xubnhaa Guddiga
Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashada Dadban oo xubno ka mida maanta uu xilka ka qaaday Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa…
Guddiga Xalinta Khilaafkada Doorashada dadban ayaa iska diiday xil ka qaadista uu 7 xubnood oo ka mida uu ku sameeyay…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa si degdega u soo dhoweeyay xilka ka qaadista uu ku sameeyay xubno ka tirsan Guddiga xalinta…
Toddoba xubnood oo ka tirsanaa Guddiga Xalinta Khilaafaadka ayaa diiday inay ka baxaan Hotel ay ka deganaayeen magaalada Muqdisho, kadib…
Golaha Wadatashiga iyo Midowga Musharixiinta oo kulan xasaasi ah ka yeeshay Doorashada iyo Dalab la…
Golaha Wadatashiga Qaran iyo xubno ka mida Miowga Musharixiinta ayaa markii ugu horeysay in muddo ah kulan khadka ZOOM-ka ah…
Guddiga Maamulka Doorashada Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyay dib u dhac ku yimid Doorashadii kurasta Golaha Shacabka ee kasoo…
