Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Maxay isku maandhaafeen Siciid Deni iyo Qoorqoor..? (C/casiis Lafta-gareen oo si adag uga jawaabay)

    Maxay isku maandhaafeen Siciid Deni iyo Qoorqoor..? (C/casiis Lafta-gareen oo si adag uga jawaabay)

    December 20, 2021Updated:December 20, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed ayaa ka jawaabay Is-maandhaaf uu dhaliyey hadal ku jiray khudbadii uu Baydhaba ka jeediyay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ahayd mid uu ku duray hadallo ku jiray khudbadii Madaxweynaha Galmudug Axmed Axmed Cabdi Kaariye.

    Axmed Qoorqoor oo ka hadlaya xaaladda Doorashada iyo buuqa hareeyay ee boobka ah ayaa waxaa hadalladiisa ka mid ahaa: “Doorashada waa bilow anaga haddaa nahay reer Galmudug iyo KGS waa bilownay.. Madaxweyne saxiibkey Saciid Deni ayaa fadhiya caawa xoogaa ayuu noo lug danbeediyay laakin hadaa ka sugeynaa in uu eeda dhiniciisa ka qaato, eedi badneyd annagaa qaadanay 80% anagaa qaadanay 20% hartay idinka qaata ee doorashada bilaaba.. waxaan rabnaa doorashada in la dardar geliyo..“

    Hadalkan waxaa ka faa’iideystay Siciid Deni oo hadal jawaab iyo is-difaac ahaa ku yiri: “Doorashada waa arrin aan dhinac looga wareegi karin.. Madaxweyne Qoorqoor haddii uu yiri khaladka 80% annagaa qaadanay..Khaladka inta ka dhiman ayagaa iska qaadan doonna, anagana wax wanaagsan ayaan daba dhigi donnaa.. Waana nala arki doonaa haddii aan khalad la maqneyn ama sax..”

    Madaxweynaha K/Galbeed C/casiis Lafta-gareen ayaan ka aamusin weerarka hoose ee uga yimiş Siciid Deni, wuxuuna si adag uga jawaabay inay eedda doorashada iyadu qaateen, isagoo yiri: “Madaxwene Qoorqoor anaggaa denbi galnay ma oran.. Deni waa khaldamay.., Anagaa xumaan sameynay maaha, ee dadkii wararka xun akhrinaayey ayaa 80% annaga xumaan naga sheegay, ee sidii aan marnay lee mar..” ayuu yiri C/casiis Lafta-gareen.

    Lafta-gareen ayaa si adag u difaacay qaabka ay doorashada u qabteen K/Galbeed iyo Galmudug, isagoo sheegay inaysan jirin cid laga boobay ee beesha lahayd dadkii soo doontay ay dadkii kursiga lahayd doonteen.

    Siciid Deni oo dhinaca kale u muuqday inuu naqdinayo Qoorqoor ayaa sheegay in Dal aan lagu dhisi karin samir iyo in la isku adkeysto.. balse lagu dhiso sharci iyo kala danbeyn ku dhisan Dastuur heshiis lagu yahay.

    Deni Doorashada Lafta-gareen Qoorqoor Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSiciid Deni oo Digniin Culus ka bixiyay Qorshihii ay soo jeediyeen Midowga Musharixiinta
    Next Article Faahfaahin: Shaqaalaha Diyaaradda Turkish Airlines iyo Rakaab Somali ah oo dagaal dhex maray..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo