Browsing: Doorashada
Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaaciyay inuu dacwad ka gudbiyey nabaddoon eedeyn ba’an uga jeediyey warbaahinta oo ay isku…
Mareykanka oo farriin degdega u dirtay Farmaajo iyo Rooble “Waa in Doorashada lagu soo dhammeeyaa..”
Dowladda Mareykanka ayaa mar kale farriin degdega usoo dirtay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha…
Golaha uu hoggaamiyo Ra’iisal wasaare Rooble, ayn ka mid yihein Madaxda Maamul Goboleedyada waxay fulin waayeen jadwalkii saddexaad ee Doorashada
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa wada qorshe uu doonayo inuu ku dardar geliyo Doorashada dib u dhaca…
Senatoorkii ugu danbeeyay ee Aqalka Sare kasoo gala Maamulka Hirshabeelle ayaa caawa lagu doortay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad Goboleedka…
Kursigan oo muran weyn iyo fowdo hore u dhaliyey ayaa waxa kusoo baxay Musharaxii ay taageerayaashiisa qaska ku kaceen.
Waxaa Goor dhoweyd magaalada Jowhar lagu soo gabagabeeyay wareega labaad Doorashada mid ka mida labadii kursi ee harsanaa Aqalka Sare,…
Waaa isbedel ku yimid, xalna laga gaaray laba kursi oo ka harsanaa Aqalka Sare, lagana soo doorto Maamulka Hirshabeelle, kadib…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo xaaladda Galmudug iyo khilaafka madaxda dowladda Federaalka.
Farriinta Beesha Caalamka ayaa lagu dalbaday in Wasaaradda Amniga iyo Hay’adda NISA ay xilliga kala guurka hoggaamiyaan madax awood u…
Taliyaha Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda Federaalka Jen. Odowaa Yuusuf Raage ayaa ku dhiiraday inuu ka qeyb galo ololaha Doorashada…
Wuxuu mar ahaa siyaasiga ugu weyn ee taageersan, mar kalena wuxuu noqday hoggaamiyaha xisbiga aan dhalan ee Nabad iyo Nolol,…
Awood qeybsiga beelaha ee 4.5 aya saameyn ku leh sida loo qeybsaday kuraasta Aqalka Sare ee Gobollada Waqooyi oo ay…
Waxaa socota Doorashada kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyadoo maanta la dooranayo shan kursi oo ka mida 11-ka…
Doorashada maanta oo ay kusoo baxayaan shan Senator ayaa ka xamaasad yar tii shalay, inkastoo kuraasta qaarkood lagu tartamayo.
Mid ka mida Aqoonyahannada mucaaradka ahaa ee sida uga hor yimid dowladii uu hogaaminayey Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Maxamed…
Ergada kasoo jeeda Somaliland waxaa ka muuqatay inaysan badankooda taageerin musharixiinta u calaamadeysaa inay taageero ka helayaan Farmaajo.
Wasiir Dubbe ayaa noqday Senatorkii afraad ee lagu doortay magaalada Muqdisho, wuxuuna tartan adag la galay Senator-kii kursiga difaacanayey.
