Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Kheyre oo caddeeyay Mowqifkiisa khilaafka Farmajo iyo Rooble, Xaaladda Galmudug iyo Kiiska Ikraan

    Kheyre oo caddeeyay Mowqifkiisa khilaafka Farmajo iyo Rooble, Xaaladda Galmudug iyo Kiiska Ikraan

    October 5, 2021Updated:October 5, 20211 Min Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaarihii hore ahna musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isgoo markii ugu hoeysay caddeeyay mowoqfkiisa xaaladaha dalka ka taagan.

    Ugu horeyn wuxuu ka digay inay Soomaaliya noqoto sida Afghanistan oo markii ay beesha Caalamka ka niyad jabtay ay Daalibaan la wareegtay dalkaasi, isagoo madaxda is khilaafsan ugu baaqay tanaasul.

    Khudbad uu warbaahinta siiyey ayuu ku sheegay inuu ka xun yahay khilafka madaxda sare ee dalka, wuxuuna ku baaqay in lasoo afjaro, lana dedejiyo Doorashada dalka oo wax kasta oo kalena la dhigo, taasoo ah dariiqa kaliya ee furan, sida uu yiri.

    Arrinta Galmudug ayuu sheegay inuu si aan leexleexad lahayn u taageerayo maamulka Galmudug oo waqti badan iyo hanti la geliyey dhismihiisa, lana ogolaan karin xilligan inay koox hubeysan ay qabsadeen degaano nabdoon.

    Wuxuu soo jeediyey in kiiska Ikraan Tahliil loo daayo Maxkamadda ku shaqada leh si ay cadaalad u helaan qoyskeeda, isagoo dhinac kale cambaareeyay dadka laga soo masaafuriyey magaalada Laascaanood.

    Doorashada Kheyre Top Xasan Cali Kheyre
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMaxaa ka jira in Amiirka Dalka Qatar uu dhexdhexaadinayo RW Rooble iyo Farmaajo..?
    Next Article Haweeneyda iska casishay shaqadii Facebook ee kashiftay Sirta Shirkadda iyo Arrimo u qarsoonaa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo