Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Haweeneyda iska casishay shaqadii Facebook ee kashiftay Sirta Shirkadda iyo Arrimo u qarsoonaa

    Haweeneyda iska casishay shaqadii Facebook ee kashiftay Sirta Shirkadda iyo Arrimo u qarsoonaa

    October 5, 2021Updated:October 5, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Shirkadda Facebook ayaa wajaheysa dhibaatadii ugu weyneyd ee uga timid mas’uul ka tirsanaa shaqaalaheeda oo shaciyey sir u qorsooneyd, taasoo keentay in lagu soo baraarugo xaaladda shirkadda weyn ee bulshada dunida adeegsato.

    Madaxii hore ee wax-soo-saarka Shirkadda Facebook haweeneyda lagu magacaabo Frances Haugen ayaa shirkadda ka tagtay bishii May 2021, waxayna kala baxday Dokumentiyo muhiim ah oo shirkadda sir u ahaa, iyadoo siisay Wargeyska caanka ah ee Wall Street Journal si taxane ah usoo bandhigaya.

    Frances Haugen waxay muddo kadib dibadda usoo baxday, iyadoo shaacisay inay tahay qofka saxaafadda siiyey dokumentiyada Shirkadda Facebook, waxayna wareysiyo siisay Tv-yada waaweyn ee dalka Mareykanka, ugu danbeyntiina waxay hor tagtay maanta Guddi ka tirsan Koongareeska Mareykanka, iyadoo ku markhaati fureysa shirkadda Facebook.

    Arrimaha ugu waaweyn ee Facebook lagu eedeeyay waxaa ka mida:

    1- Inay danaheeda iyo faa’iido raadinta ka hor mariso inay ka hortagto falal dembiyeedyada iyo sharci jebinta ka dhacda Facebook

    2- In madaxda Facebook ay og yihiin sharci darro badan oo ka socda mareegta, balse ay iska indha tiraan si ay danahooda u eegtaan.

    3- In Facebook ay la socoto, waxna ka qaban in aaladaheeda sida Instagram xaalado caafimaad oo halis ah ku abuureen dhalinyaradda adeegsata.

    4- In sida Facebook u shaqeyso aanay fahmi karin cid dibadda uga timaada, waxna aan laga qaban karin sharci darrada ay ku kacaan.

    5- Iyo in Facebook qeyb ka yahay fidinta abuuraya fitnada, beenta abaabulan iyo falalka kicinta iyo taageerada gacan-ka-hadalka.

    Frances Haugen ayaa ku eedeysay shirkadda Facebook in ay ka warqabto waxyeello muuqata oo soo gaarta qaar ka mida dhallinta Instagram -ka iyo in aysan daacad ka ahayn la-dagaallanka nacaybka iyo wararka khaldan.

    “Hoggaanka shirkaddu waa yaqaan sida Facebook iyo Instagram looga dhigo kuwo nabdoon laakiin ma sameyn doonaan isbaddallada lagama maarmaanka ah, maxaa yeelay waxay danaha dadweynaha ka hor mariyeen faa’iidooyinkooda. waa inuu tallaabo qaado Kongareeska..” ayey tiri Frances Haugen oo hor tagtay Guddiga Koongareenka u qaabilsan ganacsiga iyo dhowrista macaamiilka.

    Facebook Frances Haugen Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKheyre oo caddeeyay Mowqifkiisa khilaafka Farmajo iyo Rooble, Xaaladda Galmudug iyo Kiiska Ikraan
    Next Article JOWHAR: Magacyada laba xildhibaan oo ku dhaawacmay Qarax loo dhigay Jid ay marayeen

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo