Browsing: Doorashada
Farmaajo oo ku dhawaaqay inuu lagu noqonayo Doorashadii dadbaneyd, laakiin uu Baarlamaanka hortegayo
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay xaaladda dalka, kadib khudbad saqdii dhexe kadib uu ka jeediyey…
Qaramada Midoobay iyo Dowladda Mareykanka ayaa bogaadiyay go’aanka ay qaateen Madaxweynayaasha Galmudug iyo Hirshabelle iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta…
Madaxweynaah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa War uu kasoo saaray isbedelka xaaladda dalka, wuxuu soo saaray talo soo jeedin ka…
Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhaweysay Warmurtiyeedyada ay soo saareen Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladaha Galmudug iyo Hirshabelle…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday uu caawa khudbad u jeedin doono shacabka Soomaaliyeed.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka ayaa ku dhwaqay in Doorasho la aadayo, isla markaana uu soo dhoweynayo War-murtiyeedka ay soo saareen…
Madaxda Dawlad Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ee Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya.
Dowlad Goboleedyada Hirshabeelle iyo Galmudug ayaa War-Saxaafadeed wadajir ku shaaciyey inuu dalku doorasho degdeg aado, meeshana laga saaro wax kasta…
Dowladda ayaa baaq toos ah u dirtay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Ra’isul wasaaraha xilgaarsiinta Maxamed…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macallin Fiqi ayaa u jawabay Wasiirka Amniga Xukuumadda xilgarsiinta Xasan Xundubey Jimcaale oo goor dhoweyd sheegay…
Wakiilada Saaxiibada caalamka waxay si adag u cambaareyeen rabshadihii ka dhacay Muqdisho 25kii Abriil, iyagoo sheegay inaan la aqbali karin…
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Gutters ayaa Bayaan kasoo saaray iska hor imaadyada ka dhacay magaalada Muqdisho iyo xaalada…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Mareykanka ayaa baaq cusub iyo digniin wada socda u dirtay madaxda Soomaalida, iyadoo war kasoo saartay dagaalladii…
Bannaanbxyadii ugu waaweynaa oo looga horjeedo madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa caawa gilgilay waqooyiga Muqdisho.
Taliyihii labaad ee saldhiyada Booliska Gobolka Banaadir ayaa ka goostay dhinaca dowladda, kuna biiray ciidamada gadoodsan ee ka horjeeda muddo…
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in madaxweynaha xilkiisu dhammaaday lagula xisaabto falalka…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa afar su’aalood oo xasasi ah weydiiyey madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo iska hor imaadyada 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka…
Dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay go’aan cusub ka qaadato khilaafka Doorashada dalka iyo muddo kordhinta la diiday.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Qandaraas ku siiyey shirkad dhinaca ololaha qaabilsan oo Mareykan ah…
