Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Doorasho ‘Qof iyo Cod’ noocee ah ayaa ka dhaceysa 3 Degmo oo ka tirsan Maamulka Puntland..?

    Doorasho ‘Qof iyo Cod’ noocee ah ayaa ka dhaceysa 3 Degmo oo ka tirsan Maamulka Puntland..?

    October 25, 2021Updated:October 25, 20212 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xaqiiqada Doorashada ka socota saddexda degmo ee ka tirsan Maamulka Puntland “QOF IYO COD’

    Waxaa saddex degmo oo ka mida maamulka Puntland maanta ka dhacaya Doorasho toos ah oo dadweynaha degmooyinkaasi kusoo dooranayaan Xubnaha Golayaasha Wakiilada degmada.

    Doorashada oo ah tii ugu horeysay ee degaanada Puntland ka dhacda, ayaa waxaa 8 urur Siyaasadeed ee ka jira Puntland. Doorashada ayaa wejigeeda hore ku kooban saddexda degmo ee Qardho iyo Ufeyn oo ka tirsan Gobolka Bari iyo Eyl oo ka tirsan Gobolka Nugaal. (Waxaa xusid mudan in Puntland iyo Somaliland ay sameeyeen Gobollo cusub iyo degmooyin badan sameysay oo aan ahayn intii la ogaa 1991).

    Goobaha codeyntu ka dhaceyso ayaa gaaraya 54 goobood, tirada musharixiinta ku tartamaya Golayaasha saddexda degmo ayaa gaaraya 449 musharax. Dadweyne tiro badan ayaa isugu soo baxay goobaha codeynta, iyagoo safaf dhaadheer u galay inay codkooda dhiibtaan.

    Dadka saddexda degmo laga diiwaan geliyey ee la siiyey kaararka codeynta ayaa gaaraya 37,578 qof, waxaana natiijada codeynta lagu wadaa inay soo baxdo maalmo gudahood.

    Doorashada dadku ay sida tooska u doortaan Golayaasha degaanka, xildhibaannada Dowladda iyo madaxweynaha waxay dadku si toos ah ugu codeeyaan qofka ay doonayaan iyo xisbigiisa, waxaaana doorashadaasi ay tahay mid toos ah ama ‘Qof iyo cod’.

    Doorashada Puntland ee maanta dhaceysa oo ah tallaabo weyn oo hore loo qaaday waxay ku kooban tahay saddex degmo, waxaana lagu dooranayaa Golayaasha degaannada saddexda degmo ee Qardho, Ufeyn iyo Eyl, waana mid bilow ah oo haddii lagu guuleysto u baahan in la wada gaarsiiyo Degmooyinka ku Dowladda Soomaaliya 20-ka ee Puntland, kadibna la qabto Doorashooyinka guud ee madaxda maamulkaasi lagu dooran lahaa Baarlamaanka iyo madaxweynaha, waana safar dheer oo si qurux badan ugu bilowday Puntland.

    Doorasho Puntland Qof iyo Cod
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAfgembi ka socda dalka Sudan (Ra’iisal wasaarihii oo la xiray iyo ciidamo la wareegay xarumaha..)
    Next Article Dagaalka Guriceel: Xeeladii Kooxda Ahlu Suna ee Shalay iyo Wejiga Cusub ee dagaalka maanta

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo