Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Baxreyn oo kusoo biirtay dagaalka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka [Farriin kulul]

    Dowladda Baxreyn oo kusoo biirtay dagaalka Diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka [Farriin kulul]

    April 11, 20181 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Baxreyn ayaa ku soo biiray dagaalka diblomaasiyadeed ee ka dhex oogan Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, kadib markii lacag safaaradda Imaaraadka u socotay lagu qabtay Garoonka Muqdisho.

    Wasiirka arrimaha dibadda Baxreyn ayaa weerar afka ku soo qaaday dowladda Soomaaliya, isagoo sheegay in dowladda Muqdisho ka dhisan  ay ka abaal dhacday Imaaraadka, ayna hoos jiifto caddowga umadda.

    Wasiirka Arriamaha dibadda Baxreyn Khaalid Bin Axmed Aala Khaliifa ayaa farriin uu soo dhigay bartiisa Twitter wuxuu ku yiri: “Imaaraadka waa uu Soomaaliya u qabtay shirar badan oo dowli ah, oo madaxweynaha ka soo qeyb-galay, waxaa ay Soomaaliya ka taageertay burcad-badeedda, waxaa ay gudatay waajibka, waxaa ay siisay lacag, hub iyo daawo”.

    Wuxuu intaas ku daray Khaalid Bin Axmed Aala Khaliifa in Soomaaliya ay tahay dal aan abaal laheyn, oo cadawga umadda ku soo jira, isla markaana taageeradii Imaaraadka ay u bedeshay abaal dhac xumeyn iyo in ay hoos gasho cadawga umadda.

    Baxreyn ayaa ka mida isbaheysiga ka horeeja Qadar ee ay ku jiraan dalalka Sacuudiga, Imaaradka, Baxreyn iyo Masar, waxaana muuqata in xiisadda diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Imaaraadka ay sii xoogeysatay.

    Bahrain Gulf crisis Imaaraadka Somalia Top UAE
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiiru dowle ka socda Dowladda Ingiriiska oo Muqdisho ku sugan & kulamo uu la yeeshay Saraakiisha AMISOM [Sawirro]
    Next Article Wasaaradda Gaashaandhigga oo War kasoo saartay Ciidamada ay tababarto Imaaraadka Carabta & Mushaarkooda [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo