Finland ayaa safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya, kasoo soo gaaray magaalada Muqdisho, isagoo waraqihiisa aqoonsiga u gudbiyey Madaxweynaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Finland ay usoo magacowday Soomaaliya Mudane Eric Lundberg.





![Dowladda Finland oo safiir cusub u soo magacawday Soomaaliya & Farmaajo oo qaabilay [Sawirro]](https://wadani.com/wp-content/uploads/2018/11/Safiir-Finland.jpg)