Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Itoobiya iyo maamulka Amxaaradda oo Dagaal weyn ku qaadaya Jabhadda Tigray

    Dowladda Itoobiya iyo maamulka Amxaaradda oo Dagaal weyn ku qaadaya Jabhadda Tigray

    August 7, 2021Updated:August 7, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaalka gobolka Tigray ee Itoobiya oo sii faafay gobollada kale ee Amxaarada iyo Cafarta, iyadoo laga cabsi qabo inuu dagaal sokeeye oo weyn ka qarxo dalka Itoobiya.

    Dowladda Itoobiya iyo is-maamulka Amxaarada ayaa isku diyaariyey dagaal weyn oo rogaal celis ah, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan gobolka Amxaarada in ciidamada Amxaarada ay Sabtida maanta weerar ku qaadi doonaan ciidamada Tigreega ee la wareegay gacan ku heynta magaalada taariikhiga ah ee Lailibela.

    “Waxaa la joogaa xilligii dadka Amxaaradu ay cagta marin lahaayeen argagixisada, qof kasta waa inuu diyaar u noqdaa inuu is difaaco” ayuu yiri madaxa nabadda iyo amniga ee gobolka Amxaarada Sema Tiruneh oo la hadlayay warbaahinta gobolkaas.

    Afhayeenka ciidamada Tigray Getachew Reda oo ka jawaabayay hadalka Sema Tiruneh ayaa si jeesjees ah u yiri “Soo dhoweyn diirran ayaan u samayn doonnaa.”

    Wareysi khadka taleefanka ah ayuu Getachew ku sheegay in ciidamada Tigray ay u tallaabeen gobolka Amxaarada iyo gobolka Canfarta toddobaadyadii la soo dhaafay, isagoo sida uu sheegayay ay isku dayayeen inay jebiyaan go’doominta ay dowladda Itoobiya ku soo rogtay gobolka Tigray.

    Dhinaca kale, wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa ka digtay in soo gelitaanka ciidamada Tigreega ay ku galeen degaano ka tirsan Gobollada Amxaarada iyo Cafarta ay tijaabinayaan dulqaadka dowladda federaalka, ayna ku qasban tahay inay bedesho difaacad ay gashay.

    Dowladda Itoobiya waxay sheegtay in dhammaan awoodeeda milateri ay isugu geyn doonto weerarka kooxda TPLF, taasoo ka dhigan inay dagaal buuxa galeyso Itoobiya.

    Mareykanka iyo Qaramada Midoobay ayaa ka codsaday xoogagga Tigray inay oggolaadaan wadahdal nabadeed oo aysan ku xirneyn wax shuruud ah, balse Jabhadda Tigray ayaa shuruud ka dhigtay in marka hore laga qaado go’doonta dowladda Itoobiya gelisay.

    Ethiopia Tigray
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Waanwaantii ugu danbeysay oo laga dhex wado khilaafka Doorashada ee RW Rooble iyo Cabdi Xaashi
    Next Article Senator Dhegdheer oo soo dhoweyn Dhoolatus ah loogu sameeyay Dhuusamareeb (Senatoorka dooran)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo