Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Kenya oo si kulul uga jawaabtay faragelintii ay ku eedeysay Dowladda Somalia. (Akhriso Qoraalka)

    Dowladda Kenya oo si kulul uga jawaabtay faragelintii ay ku eedeysay Dowladda Somalia. (Akhriso Qoraalka)

    March 2, 2020Updated:March 2, 20202 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Kenya ayaa jawaab kulul ka bixisay eedeyn ay u jeedisay dowladda Soomaaliya oo ku saabsan faragelin ay ku heyso qaranimada iyo madax bannaanida Soomaaliya.

    Qoraal ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibbada dowlada Kenya oo si adag loo qoray ayaa lagu beeniyay warkii kasoo yeeray dowladda Soomaaliya ee uu Golaha Amniga ka jeediyey Safiirka Somalia ee Q/Midoobay, kaasoo Kenya ku eedeeyya inay faragelin ku hayso arrimaha gudaha iyo madax bannaannida Soomaaliya.

    Dowlada Kenya ayaa qoraalkeeda ku sheegtay inay been abuur yihiin eedaha dowladda Soomaaliya, laguna doonayo in indha looga weeciyo horumar la’aanta ka jirta siyaasada dalka Soomaaliya, waxayna marmarsiiyo u soo qaaday dagaalka lagula jiro Alshabaab oo halis ku ah Somalia yo Kenya.

    “Kenya waxay diidan tahay eedeynta aan sal iyo baarka lahayn ee uga timid Dowladda Federaalka Soomaaliya, Kenya waxay leedahaya dhaqan nabadeed oo soo jireen ah, waxayna dhinacyada Soomaalida iyo Beesha Caalamka kala shaqeysaa Amniga, iyadoo qiime sare ku bixisay welina ku bixineysa nabadda Soomaaliya iyo Gobolka…” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Kenya.

    Qoraalka Kenya waxaa lagu soo xigtay oo looga jawaabay hadalkii uu Golaha amniga ka jeediyey Danjiraha Soomaaliya ee Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan (Baalle), qoraal kas oo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo wareysi uu bixiyay mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.

    Jawaabta Kenya ayaa waxaa ka muuqatay inay aad uga careysan tahay in dowladda Soomaaliya ay dacwad cusub gaarsiiso Golaha Amniga, waxaana lagu soo gabagabeeyay in dowladda Kenya inay tahay dal jaal la ah Soomaaliya oo kala shaqeynaya si nabad waarta uga dhalato Soomaaliya.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA

    Jawaabta Kenya Kenya Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXildhiban Max’ed Daahiye: “Madaxweyne Farmaajo ayaan kulan 4 saac qaatay la yeelanay, mana jirto wax Lacag ah…” [Dhageyso]
    Next Article Ciidamada Turkiga oo Diyaarado dagaal kasoo riday dowladda Syria & Ruushka oo u digay Turkiga

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo