Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Dowladda Mareykanka oo Xayiraad saartay Madax iyo siyaasiyiin cusub oo Soomaali ah, kadib..

    Dowladda Mareykanka oo Xayiraad saartay Madax iyo siyaasiyiin cusub oo Soomaali ah, kadib..

    March 17, 2022Updated:March 17, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Goormee Mareykanku ku dhawaaqi doonaa Liiska Madaxda iyo Siyaasiyiinta Soomaalida ee xayiraadda la saaray

    Dowladda Mareykanka ayaa balaarisay liiska shaqsiyaadka siyaasiyiinta iyo madaxda Soomaaida ah ee ay kusoo rogtay xayiraadda socdaalka, kadib markii uu fuli waayey jadwalkii ugu danbeeyay ee doorashada 2022.

    War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Mareykank ayaa lagu yiri: “Kadib markii dowladda Soomaaliya ay ku guuldareysatay inay buuxiso waqti kale oo qabsatay oo ku ekaa 15-ka Maarso in lagu soo dhameystiro hannaanka doorashada Baarlamaanka, Mareykanka ayaa waxaan kordhinay tirada dadka Soomaalida ah ee lagu soo rogay xayiraadda fiisaha”.

    Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa caddeysay in ay qaadatay tillaabadan, iyadoo la raacayO go’aankii ay ku dhawaaqday dhawaaqay 8-dii Febraayo, xayiraadda ayaa hoos imaaneysa Qeybta 212(a)(3)(C) ee sharciga socdaalka iyo jinsiyadda, si loo xaddido bixinta fiisaha kuwa la rumeysan yahay inay mas’uul ka yihiin, ama ay carqaladeynayaan. ee lagu wiiqayo hannaanka dimoqraadiyadda ee Soomaaliya.

    “Iyadoo horumarro dhiirigelin leh la sameeyay dhowrkii toddobaad ee la soo dhaafay, haddana waxaa weli jira in ka badan soddon kuraas baarlamaanka ah oo aan la buuxin. Waxaa sii socda warbixino lagu kalsoonaan karo oo ku saabsan khaladaadka habraaca. Saxafiyiinta iyo xubnaha mucaaradka ah ee ka shaqaynaya inay taageeraan hay’adaha dimuqraadiga ah iyo hababka daah-furnaanta ayaa lala beegsaday cagajugleyn, cagajugleyn, xarig iyo rabshado” ayaa lagu yiri qoraalka dowladda Mareykanka.

    Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay inay sii wadi doonto qiimeynta tallaabooyin dheeri ah oo salka ku haya siyaasadda kor ugu qaadista isla xisaabtanka oo a lagu taageerayo soo gabagabeynta degdegga ah ee hannaanka doorashada Soomaaliya si lagu kalsoonaan karo oo hufan.

    Mareykanka ayaan weli shaacin magacayada madaxda iyo siyaaasiyiinta Soomaalida ee uu saaray xayiraadda socdaalka, waxaase la sheegay in xubnahan farriimo lagu gaarsiiyey tallaabadan.

    Magacyada siyaasiyiinta iyo madaxda Soomaalida ee Mareykanku ku eedeeyay carqabaleynta Doorashada iyo nabadaa ayaa lagu wadaa in la shaaciyo marka ay dhammaato Doorashada dadban.

    Doorashada Somalia US
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleBeesha Cumar Max’ud oo Digniin culus u dirtay Siciid Deni, kana hor timid Guddiga Odayaasha..
    Next Article Ciidamada Dowladda oo qabtay Gaari Miineysan oo ay saaran yihiin waxyaabaha Qarxa

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo