Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Qatar oo 10 tan oo Deeq Caafimaad ah u kala qeybisay Muqdisho & Hargeysa (Sawirro)

    Dowladda Qatar oo 10 tan oo Deeq Caafimaad ah u kala qeybisay Muqdisho & Hargeysa (Sawirro)

    May 16, 2020Updated:May 17, 20201 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Qatar ayaa deeqdii ugu horeysay ee Caafimaad oo loogu talogalay cudurka Coronavirus soo gaarsiisay Soomaaliya, kadib markii uu amarkeeda bixiyey Amiirka dalka Qatar Tamim Bin Hamad 3-dii bishan May 2020.

    Diyaarad ay leeyihiin ciidamada cirka ee dalka Qatar ayaa ugu horeyn qeyb ka mid deeqdaasi ku dejisay magaalada Hargeysa, kadibna waxay Galabta ka degtay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho halkaasoo qeybta kale ay ku dejisay deeqdaas.

    Qalabka caafimaad ee dowladda Qatar ku deeqday ayaa waxaa ka mida: Maasgaraha afka lagu xirto iyo dharka dhaqaatiirtu xirtaan ee PPE, wuxuuna gaarayey 10 tan, iyadoo 2.3 Tan oo ka mida laga dejiyey magaalada Hargeysa, halka 7.7 Tan la geeyay magaalada Muqdisho, waxaana la socday safiirka Qatar ee Soomaaliya Xasan Bin Xamza, iyadoo ay guddoontay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Fowziyo Abuukar Nuur.

    Waxaa la wareegidda deeqda goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibadda, Axmed Ciise Cawad iyo saraakiil ka socotay Safaaradda Qatar ay ku leedahay Muqdisho.

    Dowladda Qatar oo dalal badan oo caalamka ah u fidisay deeq Qalab caafimaad ah, ayaa dib u dhac weyn ku yimid dhinaca Soomaaliya oo ka mida dalalka Bariga Afrika ugu horeeya ee uu saameeyay Cudurka Covid-19.

    Corona Virus Deeq Qatar
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDad cusub oo laga helay Coronavirus & Somalia oo noqotay dalka ugu kiisas badan Bariga Afrika
    Next Article World Bank Approves $137.5 Million for Somalia’s Response to COVID-19, Floods, and Drought

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo