Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Ruushka oo Mareykanka uga digtay Dagaal toos ah oo ku dhex maraya Dalka Suuriya

    Dowladda Ruushka oo Mareykanka uga digtay Dagaal toos ah oo ku dhex maraya Dalka Suuriya

    April 13, 20182 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dawladda Ruushka ayaa Maraykanka uga digtay dagaal toos ah oo labada dal dhexmara haddii uu qaado weerar dhanka cirka ah oo uu kaga jawaabayo weerarka looga shakisan yahay in kiimiko loo adeegsaday ee Suuriya.

    “Arrinta ahmiyadda leh hadda waa in la baajiyo halis dagaal,” ayuu yiri Vassily Nebenzia oo ah safiirka Ruushka u fadhiya Qaramada Midoobay.Maraykanka ayuu ku eedeeyay in uu halis galinayo nabadda caalamka, wuxuuna sheegay “in xaaladdu ay halis tahay”.

    Quwadaha reer galbeedka ayaa loo malaynayaa in ay qorshaynayaan dagaal, laakiin Ruushka oo ay xulafo yihiin Suuriya ayaa arrintaas ka soo horjeedda.

    “nasiib darro meesha kama saari karno macquulnimada in ay waxkasta dhici karaan” ayuu ku yiri saxafiyiinta, ka dib markii Golaha Ammaanku uu shir khaas ah ku yeeshay magaalada New York.

    Wuxuu sheegay in sare uu sii kacday “halis ah in xaaladdu ka sii darto” sababtuna ay tahay ciidammada Ruushka ee Suuriya jooga.

    Masuuliyiin sare oo Ruush ah oo uu ka mid yahay taliyaha ciidammada ayaa Maraykanka uga digay in soo ridi doonaan gantaallada uu soo rido ayna bartilmaameedsan doonaan meesha laga soo riday haddii ay halis dareemaan ciidammada Ruushka ee Suuriya ku sugan.

    Nebenzia ayaa sidoo kale ku baaqay in Golaha Ammaanku uu Jimcaha kulmi si uu isula soo qaado macquulnimada ficil milatari oo reer Galbeedku qaadaan.

    Aqalka Cad ee Maraykanka looga arrimiyo ayaa sheegay in uu sii wadayo ka baaraan dagida wararka mukhaabaraadka iyo in uu xulafadiisa kala hadlo jawaabta ay bixinayaan.

    Dhanka kalana ururka u xilsaaran adeegsiga hubka kiimikooyinka ah ee magaciisa loo soo gaabiyo (OPCW) ayaa sheegay in uu khuburo u dirayo Suuriya, ayna baaritaannada billaabi doonaan maalinta Sabtida ah.

    Dagaal Russia Syria USA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleC/raxmaan Ceynte oo Farriin kulul u diray Farmaajo & Kheyre [Waa inaan qooq siyaasadeed laga qaadin is-casilaadda Jawaari]
    Next Article Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan [Guddoomiye cusub…]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo