Dowladda Soomaaliya ayaa go’aan culus ka qaadatay Doorashooyinka maanta ka dhacay magaalada Kismaayo ee lagu doortay Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam iyo C/rashiid Maxamed Xiddig.
Qoraal kasoo baxay Wasaarada Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay inaysan aqoonsaneyn Doorashadii Kismaayo, isla markaana au ka walaacsan tahay shaqsiyaadka kala duwan ee mid walba sheeganayoo inuu yahay Madaxweynaha Jubbaland.
HOOS KA AKHRISO
