Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Dowladda Somalia oo Jawaab Cajiib ah ka bixisay go’aankii Kenya kusoo dhoofisay Safiirkii Somalia [Akhriso]

    Dowladda Somalia oo Jawaab Cajiib ah ka bixisay go’aankii Kenya kusoo dhoofisay Safiirkii Somalia [Akhriso]

    February 17, 2019Updated:February 17, 20192 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay dowladda Kenya uga dalbatay safiirka Somalia inuu dalkeeda ka baxo, iyo tallaabadii ay ku sheegtay in Somalia ay iib geysay qeyb ka mida Badda Kenya si shidaal looga baaro.

    Qoraal laba bog ka kooban oo Wasaarada Arrimaha Dibadda Somalia kasoo baxay ayaa jawaab u ahaa cabasho ka timid dowladda Kenya 8-da Febraayo 2019 oo ay Kenya uga cabatay shirkii London ee 7-da Febraayo oo ay Soomaliya ku soo bandhigtay Maabka shidaal baarista Soomaaliya.

    Dowladda Somalia waxay ku adkeyastay inay iyadu leedahay dhulka ka muuqda maabka lagu soo badnhigay shirkii London, isla markaana dacwadiisu ay taallo maxakmadda ICJ, go’aanka dowladda Somaliyana uu ka tarjumayo waajibaadka ka saaran inay ilaaliso midnimada dhulkeeda iyo qaranimadeeda.

    Qoraalka ayaa lagu sheegay in Dowladda Somalia ay aad uga xun tahay in Kenya ay sheegto xaraash lagu bixinayo bad ay leedahay Kenya, Soomaaliyana aysan xilligan, kuna talo jirin in xuduud badeedka lagu muransan yahay laga iibiyo shirkado baaraya inta dacwadda badda ee taalla maxkamada adduunka kasoo dhammaaneyso., iyadoo Soomaaliya ay si buuxda ugu hoggaansami doonto go’aanka Maxkamadda.

    “Dowladda Somalia waxay si weyn uga xun tahay in dowlada Kenya ay Safiirka Somalia ka dalbato inuu ka tago Kenya, iyadoo aan wax la-tashi ah kala sameyn dowladda Somalia..” ayaa lagu yiri qoraalka Wasaaradda Arrimaha dibadda Somalia.

    Wasaaradda Arrimaha dibadda ayaa qoraalka ku sheegay in Kenya iyo Somalia ay wadaagaan xiriir dhinacyo kala duwan, dhaqan iyo iskaashi qoto dheer, waxaana Soomaaliya ka go’an xoojnta xiriirkaasi.

    Jawaabta dowladda Somalia ayaa ah mid xikmad ka muuqata oo aad looga fiirsaday, kana duwan tallaabadii yaabka lahayd ee Kenya ku dhaqaaqday.

    HOOS KA AKHRISO QORAALKA

    Kenya Maritime Somalia Somalia maritime dispute Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXoghayaha Arrimaha Dibadda Kenya oo War Sixitaan ah soo saaray “Ma Ceyrin Safiirka Somalia….” [Akhriso]
    Next Article AKHRISO: Jawaabta Dowladda Somalia u dirtay Kenya. (Af-Soomaali)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo