Dowladda Somalia ayaa War-saxaafadeed kasoo saaray Doorashada maamulka Jubbaland ee la filayo inay dhowaan dhacdo.
Qoraal kasoo baxay wasaaradda arrimaha gudaga iyo Federaalka ayaa doorashada Maamulka Jubbaland lagu dalbaday in loo maro shan qodob oo ku saabsan qaabka xulista xildhibaannada, Guddiga doorashada iyo halka ay ka dhaceyso doorashada.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA


HOOS KA AKHRISO JAWAABKA MAAMULKA JUBBALAND