Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Featured»Dowladda Somalia & Shirkadda Spectrum oo shaaciyey jadwalka Qandaraaska soo saarista Shidaalka [Akhriso]

    Dowladda Somalia & Shirkadda Spectrum oo shaaciyey jadwalka Qandaraaska soo saarista Shidaalka [Akhriso]

    May 31, 2019Updated:May 31, 20192 Mins Read Featured
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wasaaradda Batroolka Dowladda Somalia iyo Shirkadda Spectrum Geo Ltd ayaa shaaciyay jadwalka loo qorsheeyay soo saarista shidaalka Soomaaliya ee hore looga sahmiyey Badda Somalia ee ku teedsan Mudug ilaa Kismaayo.

    Website cusub oo loo sameeyay arrintan ayaa muujiyey jadwal tartanka loo gelayo ku guuleysiga soo saarista gaaska iyo shidaalka la tuhunsan yahay in laga helay badda Somalia, waxaana shirkadda ku guuleysata la shaacin doonaa 9-ka Disembar 2019, iyadoo heshiiska bilowda soo saarista uu dhici doono Janaayo 2020.

    Website-ka aya lagu soo bandhigay warbixinta sahankii ay qaaday shirkadda, shacigii hore ee Batroolka Somalia iyo warbixino kalle, waxayna arrintan imaaneysaa iyadoo Maamul Goboleedyada dalka ay ka horjeedaan arritan.

    HOOS KA AKHRISO

    EventDates
    Publication of the Tender Protocol
    7 February 2019
    Opening of the Data Room by Spectrum
    8 February 2019
    Final date for questions and comments regarding Qualification
    4 July 2019
    Final date for an application for Qualification
    11 July 2019
    Final date for MINISTRY to qualify Operators and Non-Operators
    29 August 2019
    Final date for questions and comments regarding the Protocol and Production Sharing Agreement
    2 September 2019
    Publication of final version of Protocol and Production Sharing Agreement, in case MINISTRY 
    decides to make changes because of clarifications and comments of the Participants
    12 September 2019
    Final date for registering a Consortium
    17 October 2019
    Final date for MINISTRY to answer questions regarding the procedure of making Proposals
    31 October 2019
    Close of Data Room access
    6 November 2019
    Final Date for Submission of Bids. Successful Bidder(s) will be notified shortly afterwards
    7 November 2019
    Final Date for signing of the Production Sharing Agreement by winning bidder
    9 December 2019
    Final Date of approval of the signed Agreement by the Council of Ministers and for signing by the Minister
    19 December 2019
    Effective Date of the Production Sharing Agreement
    1 January 2020
    Shidaal Soma Oil & Gas Spectrum Geo Ltd Top Xaraash Shidaalka xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSoomaaliya Dherigii labada dhinac ka gubtay: Argagixinta Dhibayaasha Argagixisada (Qormo)
    Next Article Weriye Cali Aadan Muumin oo xoriyaddiisa dib u helay, lagana sii daayey Xabsiga CID-da ee Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo