Wareegto kasoo baxday xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa lagu Magacaabay Guddi heer wasiir ah oo qaabilsanaan doona samata-bixinta iyo gurmadka Abaarah ku quftay qeybo ka mida Gobollada Soomaaliya, guddiga ayaa ka kooban 11 Wasaaradood.
Guddiga waxaa guddoomiye u ah Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xuseen Maxamed Odawaa, waxaana ku xigeen u ah Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye:
HOOS KA AKHRI WAREEGTADA LAGU MAGACAABAY GUDDIGA


![Dowladda Somaliya oo 11 Wasiir u magacawday Guddiga Gurmadka Abaaraha [Akhri liiska Magacyada] Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo looga hadlay saddex Ajende](https://wadani.com/wp-content/uploads/2015/07/gole.jpg)